Jiif Caaqil Xasan Cawd Guuleed “Guunje”oo maanta ku geeryooday Nayroobi dalka kenya.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTh
Hadaanu nahay qurba joogta beesha Yaxye Cabdalle ee waqooyiga Ameerika waxaan halkaan si wadjir ah
uga soo tacsiyadeyneynaa dhamman Qoyskii, Eheladii iyo dhamaan dadka Soomaaliyeed ee
uu ka wada geeriyooday Chief Caaqil Xasan Cawed Guuleeda (guunje)
Waxaan Allah (SWT) uga baryeynaa Marxuum Chief Caaqil Xasan Cawed Guuleeda (guunje)
inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo. Qoyskii, Ehelladii, Asxaabtii iyo
umada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Samir iyo iimaan ka siiyo. “Aamiin”
Waxaana tacsida soodiry dadkan hoos kuqoran
1- Oday mahamuud nuuh haji mahamed
2- Ing Ahmed muhumed sh Ahmed
3- Ing Khadar Ahmed nuur boos
4- Ugaaso Xaaji Cumar Camey iyo caruurteeda sida Cabdirahmaan Alibulqaas sh Ahmed iyo xaaskiisa Fahiima Cali
5- Adan Muhumed sh Ahmed
6- Sh mahamuud mahamed dhere
7- Hamse Cabdirahmaan Calawaash
8- Mahamud haji Cabdilaahi Sh ahmed
9- Cabdiqaadir Cali Cawaale
10- Saleebaan Mahmuud Yusuf
11- Ing Yusuf Tawakal
12- Khadar Yusuf Tawakal
13- Hasan Jaamac Cali
14- Shiikh Aadan Ahmed Nuur Boos
15- Mustafa Jaamac Naaleeye M
16- Ayax Jamac ow Cilmi
17- Cawil Jamac Nuur
18- Col Daahir Jaamac Faarax (Daahirweyne)
19- Mahamed Calibulqaas
20- Hasan Mahamud Yusuf
21- Mursal Maxamed Ahmed Gude
22- Cabdifataax Saleebaan Siciid Sh
23- Yasiin Jaamac Galbeedi
24- luul Cumar yaxye iyo odaygeeda
25- Mahamud Cumar Yaxye
26- Mahamed Cumar yahye
26- Mahamuud Cabdi Buraale
27- DR Sahra Cabdi Buraale
28- Mukhtaar Cabdi Buraale
30- Hinda Cabdi Buraale
31- Adna Yusuf dhuungooye odaygeeda
32-Barwaaqo Calibulqaas iyo odaygeeda
33-Sahra Diiriye Ducaale iyo odaygooda
34- Sucaad Diiriye Ducaale iyo odaygeeda
35- Saynab Diiriye Ducaale iyo odaygeeda
36- Faadumo Saalax Faarax
37- Kaltuun Cumar jaama iyo odaygeeda
38- Faadumo Mahamed Bootaan iyo caruurteeda
39- Mahamed Cabdi Cali Camey iyo caruurtiisa
40- Siciid Yusuf Cali Camey iyo caruurtiisa
41- Fardowsa Saalax Muhumed Sh Ahmed
42- Faadumo Calas Mahamed iyo caruurteeda Cabdiqani Asad Fardowsa Asad Ahmed
44- Hinda Haahir Cali (Geedeeye)
45- Ismaaciil Ahmed Jaamac Yare
46-Calisiyaad Mahamuud Yusuf Dheere
47-Hodan Mahamuud Yusuf Dheere
58- Khadara Muhumed Sh Ahmed iyo caruurteda
59- Caashaqadan Mahamuud Calawaash iyo caruurteeda
60- Ramla Calawaasha Sh Ahmed iyo caruurteeda
61-Ahmed Cumar Ismaaciile
62-Ducaale Cabdi Cali dhuungooye
63-Nuur Ahmed Jaamac YareHinda
Short URL: http://allssc.com/?p=33465












