Jaaliyada Kuwait oo deeq lacag ah ugu deeqdey masjidka Alrowda iyo codsi ka yimid Culimadda Buuhoodle ee masjidka gacanta ku haya.(Daawo Videoga)
(Allssc)Jaaliyada ku nool Wadanka Kuwait oo Deeq lacag ah ugu Deeqay Misaajidka Alrowda ee Buuhoodle iyo Culumada oo ka hadlay Halka uu Marayo Dhismaha Misaajidku.
Fadlan ka qeyb qaato fursadan kheyriga ah adigoo Alaah hortiisa u dhisaya Masjid lagu caabudu Ilaahey, yaan ku dhaafin sadaqan jaariga ah la bax oo wax ku darso masjidka Alrowda ee Buuhoodle.
Hoos ka daawo dhismaha masjidka Alrowda.
Short URL: http://allssc.com/?p=35668













