Ismaaciil Buubaa” Jabhada SNM Waxay Ka Dhigantahay Wiilkii Nabi Nuux Ee Diiday Inuu Raaco Doonta Nabiyulah Nuux Ee Yidhi Waxaan Fuurayaa Buur Dusheed” (Laa Caasimal Yowma Min Amrilaah) ( Dhagayso Oo Maqal).
Laascaanood(Allssc): Prof Ismaaciil Buubaa oo Jagooyin sare kasoo qabtay Dowlada Dhexe Ee Somaliya si weyna looga yaqaan guud ahaan somalia ayaa ku tilmaamay Jabahda SNM in ay maanta la tala tahay Wiilkii Nabiyulaah Nuux ee diiday inuu Aabihiis la fuulo Doonta marka uu Nabiyulah Nuux ku yidhi wiil kiisa Maanta Khatar weyn baa aaba jirta ee soo fuul doonta waxa uu wiilkii Nabi Nuux yidhi ” Aabe Buurtaas ayaan dusha uga baxayaa oo iga celin doonta biyaha” Waxana uu yidhi Nabiyulah Nuux ( Laa Casimal Yowma Min Amrilaah).
Jabhada SNM ayaa Duruufo macna daro ah iyo Dano gooni ah gooni isugu buuraysa iayaga oo Muraayad ama dhalanteed ka arkaya inay iyaga Beel ahaan SNM ugu badinayso Gooni isu taaga ama sheegashada Waqooyiga somalia oo ay ka dagaan 25%.
Prof Buubaa ayaa sheegay in ay jiraan Jabahda SNm qaar ka mida oo ka baqaya in ay sheegaan inay ay umada Somaliyeed la midoobayaan balse raba in ay food saar ka dhigtaan Shirarka caalamiga ah si ahy hadhow cudur daar uga dhigaan Bulshadooda uguna qanciyaan.
Waraysigii oo dhamaystiran waxa uu u dhacay sidatan
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhiirane Wiil Laascaanood Sool Khaatumo State
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=32780












