Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Horgalayaal iska dhigaya qurba jooga oo ku soo fool leh magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.!!

Horgalayaal iska dhigaya qurba jooga oo ku soo fool leh magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.

1. Waxaa shacabka Gobolka Cayn lala socodsiinaynaa inay qurbaha ka soo dhoofeen qaar ka mid ah shakhsiyaadka u shaqeeya maamulada Siilaanyo Iyo Faroole una socda furfurka iyo kala dhantaalidda difaaca shacabka garderada Iska caabiyaya ee Reer Buuhoodle G/Cayn ee Khaatumo State of Somalia.
.
2. Waxay shaqo ka dhigteen dacaayado raqiis ah, waana cadowga Khaatumo oo ku sifoobey furfurka Iyo dulaynta shacabka.
3. Waxay ku riyoonayaan inay ciidan u adeegga Siilaanyo ka qoraan G/Cayn.
4. Waxay u socdaan nabad khiyaali ah oo macnaheedu yahay isudhiiba Siilaanyo.
5. Waxaa dhammaantood tigidhka Iyo kharajka safarka ka bixiyey maamulka Siilaanyo.
6. Deegaanada waa u dhasheen si nabad ah oo ay dadkooda waxtarayaan waa u iman karaan, waxayse istaahilaan damiir laawayaashaasi shisheeyaha u adeegaya in eheladooda weli dhaawac Iyo agoonta ah inay la xisaabtamaan waxyaalaha ay la socdaan.

.
Waa kuwan liiskoodu iyadoo dhawr ka mid ahi ka daba iman doonaan.
.
Ahmed abdi Nuur aadan takar (Ahmed Gadhle)
Ahmed Yowle xaaj ducale Qambi (Farayare)
Axmed cawaale (Ahmed Biid)
Rashid Sh Cisman Sh Cumar

Short URL: http://allssc.com/?p=34531

Posted by on Jul 18 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery