Gudiidii Dib U dhisida Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Buuhoodle Xarunta G/Cayn Oo La Kordhiyay Yadoo Halkaasi Saxeexyona Lakala Qaatey( Warbixin+W.Shanbadeysan)
Ogaysiis Dhamaan Bulshaweynta Dhulbahante Ee Reer Khaatumo, Waxaa La Ogaysiinayaa In La Badiyay Lana Isku Shaandheeyey Gudidii Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Buuhoodle.
Hadaba Waxaa Halkaa Kasoo Baxday Marqad Shaabadeysan Oo Lagu Saxiixay Gudida Garoonka Diyaaradaha Ee Buuhoodle, Yadoo Gudidan Layskugu Shaandheeyay Rag Iyo Haweenka Intii Macquulka Ahay Ee Bulshada Reer Buuhoodl.
Hadaba Hoos Ka Daawo Sawirka Warqada Shanbadeysan Ee Maamulka Khaatumo State Iyo Gudida Garoonku Kala Qaateen.

Xafiiska Wararka Shabakada Caalamigaa Allssc
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0025224471386
buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=33631












