Gudiga Jaaliyada Khaatumo State MN Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Cabdi Garaad Iyo Gulleed Garaad Ee Shaqaaqadu Ku Dhexmartay Degaanka Domco(Daawo Video iyo Sawiro)

Allssc: Gudiga jaaliyada Khaatumo State MN iyo Waxgaradka Jaaliyada oo rag iyo haweenba leh ayaa baaq nabadeed u diraya beelaha walaalaha ah ee dhowaan colaada shaydaan ka shaqeeyey ku dhex martay deegaanka Docmo oo ka tirsan Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Dhamaandadka baaqa diraya ayaa ka codsaday waxgaradka labadabeeloodba in laga shaqeeyosidii nabada looga shaqayn lahaa colaadana sida ugu dhaqsaha badan loo soo afjaro.
HOOS KADAAWO BAAQII IYO SAWIRO
Short URL: http://allssc.com/?p=32878





















