Xurmadle Garaad Cali Buraale Xasan Oo Baaq Nabadeed Udiraya Beelahii Walalaha Ahaa Ee Dhawaan Dirirta ku Dhex Martay Degmada Domco(Dhagay)
laascaanood(allssc)Garaad cali buraale xasan oo kamid ah wax garadka Reer khaatumo ayaa waxa uu baaq nabadeed udiray beelaha ah ee dhawaan dirirta ku dhex martay degmada Domco oo katirsan gobolka war dheer ee Ismaamulka soomaalida.
garaad cali buraale ayaa ugu baaqay inay labnadani meelaha walalaha ah ayjoojiyaan dirirtaasi,isagoona intaasi kudaray inay qadariyaan baaq yada isdaba jooga ah ee ka soo baxaya qeybaha kala duwan Ee khaatumo.
mohamed Abdulahi Khaliif (shiine)
Nairobi Kenya
allssc.com
Halkani ka dhagayso codka garadka
Short URL: http://allssc.com/?p=32862












