Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Faroole oo warqad Calaacal ah u qorey UNIPOS iyo Mahiiga..(Akhriso Nuqulka)

 

Garoowe(Allssc) Waxaa inoo suurta gashey in aan helo Nuqul warqad calaacalah uu Faroole  u soo gudbiyey shalay xafiiska qaramadda midoobey u qaabilsan Somalia Unipos. Faroole ayaa aad ugu cabanaya warqadan ka dib markii uu ku hungoobey liiskii uu soo diyaarsadey in  loogu daro ergadda ansixinta dastuurka, iyadoo laga   tashadey faroole  oo ay isimadii Puntland ay soo xusheen ergadii u mateli laheyd dastuurka.

Hoos ka akhriso warqadii uu faroole  ku calaacaley. 

 

Cismaan Qandala

Allssc Garoowe

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=36080

Posted by on Jul 30 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Faroole oo warqad Calaacal ah u qorey UNIPOS iyo Mahiiga..(Akhriso Nuqulka)”

  1. Yaa is gaadhay
    Kan somali inuu yahay yaa huba

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery