Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dhismaha Masjid Alrowda ee Buuhoodle oo si habsami ah u socda(Daawo Videoga)

 

 

 

 

 

 

 

(Allssc)Waxaa dhawaanahan laga wadey Magaalada Buuhoodle ee Caasimada G/Cayn dhismaha masjidka Alrawda. Masjidkan oo ah mid wayn oo ka kooban labo dabaq  ayaa waxaa uu hada marayaa dabaqii labaad.Iyadoo dhawaan ay inoo curan doonto Bishii barakeysaneyd ee Ramaadaan ayaa dhamaan umada muslimka laga codsanayaa in ay ka qeyb qaataan dhismaha Masjidka oo ay ku darsadaan saqado jaari ah.

Hadaba hoos ka daawo videoga.

http://allssc.com/34133-2/

 

videoga waxaa leh Darwish TV

 

 

 

Info@allssc.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=34131

Posted by on Jul 15 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Dhismaha Masjid Alrowda ee Buuhoodle oo si habsami ah u socda(Daawo Videoga)”

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery