Comments on: Dhegeyso “Maansadii Macaan Jecel” Oo Uu Tirinayo Abwaan Cabdirisaaq Sheekh Cumar

By: Deeqa Dharkengeeyo
inaadeer aad baan ugu diirsanay gabaygan waa intii ay khaatumo sugaysay ee ilaahow xaqa tus kuwa dawarsanaya labada cudur ee hareeraha inaga xiga  iyo kuwa aan inay  tolkood wax ka sheegaan mooyee aan talo kale ka shaqayn viva khaatumo

By: caridhaaf
hadal miisaan iyo culays ba leh baad dhakada kaga jiiday dad badan oo calooshood u shaqaysta yaal ah laakin wakhtiga ayaa soo qaban oo keenii cagaha iyo mariirka khaatumo insha alaah

By: buhodlequeen
maan’shaa alaah DR abwaan  cabdi risaaq   ilaahay  caqliga hakuu dayo  oo hakuu barakeeyo     afkayagii baad ku hadashay.

walaahay run  iyo xaqiiqaad ka hadashay maxaad  u fiirsatay  kuwaa  masayrsan ee ay cali khaliif kaga dhegtey ee xaasidiinta ah.

sharkiinu idinku noqoy dheh  sidii daraad galab  oo kale .

hoosgaladii  baabuurta iska buuxuyey ee iyagoo  tolkood siraya oo dhabar jabinaya   ilaahay haligey  ee wax dhintay iyo wax garaabo ah  reero dul jiifa noqday.