Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Daawo Qubadihii & Habkii Qiimaha lahayd ee Ay udhacday Munaasibadii Machadka Furqaan (Video)

Buuhoodle(Allssc): Waxaana Halkan Idiinku soo gudbinaynaa Habkii ay Galabta udhacaday Munaasibadii Qiimaha Lahayd ee Xafladii loo qabtay Ardayda labada qaybood ah ee ka qalin jebiyey dugsiga Machadka Alfurqaan ee magaalada Buuhoodle.

Sidoo kalana waxaad kaga bogandoonta , Dareenka Ardayda , Qudbadii Madaxda Khaatumo , Waalidiinta , Cuqaasha, Ganacsatada iyo dhamaan dadkii goobtaasi Kusugnaa.
Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo
Shabakada Wararka Allssc.com
Rashiid Hiirad
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/ Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=33136

Posted by on Jul 5 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery