Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Daawo Qayb Hordhaca Oo Ka mid Ah Xafladii Musharaxa Madaxweynaha Soomaliya Dr. Abdiraxman Mohamed Abdi-Hashi Ee Ka Dhacday Mpls, MN USA 7-14-2012

Allssc(MN) Waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacaday magaalada Minneapolis xaflad lagu soo dhoweynayey laguna dhegeystay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Dr. Abdiraxman Maxamed Cadi-Xaashi oo booqasho ku yimi gobolkan MN. Xafladaas oo si aad quruxbadan loosoo agaasimay, waxaa taageero ugu soo jeediyey dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed. Allssc waxay idiin soo gudbin doontaa qaybo kamid ah xafladii loo qabtey musharax Cabdiraxman. Waxaanu hadii Eebbe idmo dib idiinka soo gudbin doonaa, qudbadihii, gabayadii iyo taageerooyinkii loo soo jeediey Dr Cabdiraxmaan.

Qaybtan waxaanu idiinku soo gubinayanaa Taariikh nolodeedkii Dr. Abdiriaxaman Mohamed Abdi Hashi iyo qaybo ka mid ah sawiradii xaflada.

Halkan Hoode Ka Daawo Maqal Muuqaal

Halkan Ka Daawo

allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=34141

Posted by on Jul 15 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery