Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Daawo Dabinkii Saado Loo Qoolay ( Soo Dhoweyntii Seeftu Hoosaysay) (Daawo Maqal Muuqaal).

Garoowe(Allssc): Waxa wali dadka la yaabanyihiin Sababta Fanaanada Qaranka sida badheehdka ah loogu gaystay shirqoolkan, Fananaada qaranka oo iyadiu u tagtay boqashada Dalkii Hooyo oo ay mudo 22 sanoa h ka maqnayd ayaa waxaa siyaasadeeyey Maamulka Garoowe kaas oo ka dhigay Fanaanada inay iyaga usoo guryo noqotay.

Fananada oo fahantay Dabinada hoosyaala ayaa iska diiday la kulanka Maamulka Faroole marka laga reebo soo dhoweynta ka dhacday Airporta waxa ay markiiba ka baxday Hotel ay u kireeyeen Maamulka Garoowe iyadoo  sii wadatay Safarkeeda, waxase midaas diiday Maamulka Garoowe oo iyagu diyaariyay Qaabkii ay wax u yeeli lahaayeen Awbaanada iyaga oo u ekaysiinaya Shirgaadhi.

Ugu danbayntii Fanaanada ayaa ka badbaaday waxayse galaafatay Wariyihii kaliya ee u adegi jiray Maamul Beeledka Faroole. Waxaa wali si waydiinayaan maxaa is xejiyay Soo dhoweynta iyo Shirqoolka Fanaanda Qaranka somaliyeed.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

 

Cismaan Qandala Allssc Garoowe Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=34817

Posted by on Jul 20 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery