Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ciidayda Dheemanay: Ilayn Dhaadhaan Ma Koroh – Ilayn Doqon Dhaaya Maleh – Ilayn Tuug Dhaqasho Maleh -Ileen Dhow Maleh Dilaal – Mid Dharag Kaligiis Raboo Iimaankiisu Dhaawac Yahay -Ilayn Dhaymo Looma Helo (Dhagayso Oo Maqal Abwaanka).

Allssc(Allssc): Ciidayday Dheemanayn dadkii Dhirbaxada Cadowga kale kaa dhicin lahaa Ma Dhoofbay jiraan, Ma Ciiday hoos mareen, Ma Kuweer dhaka faarsane ee dhiaysan miyaa talow.

Abwaan Jamac Kadiye ayaa Gabay ku tilmaamay liid ahaan shaha Dabaqoodhiga inoona bal balaadhiyay in aysan damiir iyo diin hoose toona lahayn nin u dhaqaaqa Baryo,Dilaal, noqdo oo qaayibay inuu ahaado Awr Kiraale.

Runtii Awr kiraalaha umasocdo horumarinta Deegaan Bulsho, iyo Qoys toona, balse waxa uu u socdaalaa oo Danta Bulsgadeed ka hor mariyaa Calooshiisa uu buuxiyo, Xigmad maleh, Cagligu waa qolof, iimaankii waa laga rafciyay, Maskaxdiisu waa Marfuucul Qalam. Dareemo iyo  Damiir dhiidhiyaa ma leh.Sharaf maleh. Fiiro dheer umalaha Mustaqbalka Danbe.

Bulshada Reer Khaatumo oo kaliya kamaysan dhalan dadkan Damiirkoodu liito ee qaayibay Awr Kiraalanimada, balse Bulshada Reer Khaatumo oo garanaya Awr Kiraalayaasha in ay Takooraan geed ku xidhaan, laga mamnuuco Shirirka,Kulamadaga Siyaasadeed, Wadatashida Mamaulka iyo waliba Beelaha, Goobaha Xafladaha ah sida Kulamada Reeraha,Aroosyada, waxana muhiim ah in gooni loo xidhi oo laTakooro madama ay wadaan Fawaaxish iyo Falal ka fog Isku duubnida iyo wada jirka umada Khaatumo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhagayso Abwaanka

Halkan Ka Dhagayso

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=33994

Posted by on Jul 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery