Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ciidamada SNM Ee Sida Xaqdarada Ugu Sugan Sooljoogto Oo Khalkhal Ba’ani La Soo Darsay, Hal Askari Oo Ay Iska Toogtood Xili Habeynimo Ah(Warbixin)

Buuhoodle(Allssc)Wararka naga soo gaadhaya degmada Qorulugud ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa la ogaadey in nin kamida ciidamada SNM lagu toogtay Magaalada Sooljoogto.

Waxaanu wareysiyo hoose la yeelanay dadka yagu ku dhaqan degmada Qurulugud, Isla markaana waxay noo sheegeen in nin kan la toogtey Habeen hore gudaha ciidamada SNM.

Hadaba shacabka ku nool degmada Qorulugud ayaa ogaadey arrinkani kadib markii ay arkeen ciidamada oo si dhuumasho ah u aasaya ninkan, Waxayna bulshadii u sheegeen in ciidanku ninkan toogtey xili habeenimo ah, Yadoo ay u maleeyeen ciidanka Khaatumo State.

Si kastaba ha ahaatee maaha markii ugu horeysay ee khalkhal noocan oo kale ahi ku dhaco ciidamada SNM ee yagu sida xaq darada ah ugu sugan gudaha degaanada Khaatumo State, Halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Khaatumo State ee yagu xaqul dirirka ah.

Wixii warbixin ah ee warkan kusoo kordha halkan ayaanu idin kala soo socodsiin doonaa.

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil”Khaatum
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn.

Short URL: http://allssc.com/?p=34452

Posted by on Jul 18 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery