Cayaartoyda Soomaaliya Ee Cayaaraha London Ka Qayb Galayso (Video)
Maxamed Xasan iyo Samsam Faarax oo Soomaaliya uga qeybgalaya cayaaraha Olombikada adduunka ee London ee maanta furmay, waxaanay rajo wanaagsan ka leeyihiin inay guulo ka soo hooyaan cayaaraha.
Maxamed Xasan wuxuu ka qeybgali doonaa tartanka 1500 ee mitir ee ragga, halka Samsam Faarax ay ka qeybgali doonto orodka 400 ee mitir ee dumarka.
Muuqaalkan hoose waa labada cayaaryahan oo ka hadlaya dareenkooda intii ay Muqdisho joogeen.
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=35747












