Canshuur ururintii oo si habsami ah uga bilaamatey Magaalada Buuhoodle(Daawo Videoga)
Buuhoodle(Allssc) Waxaa maanta sitoosa uga bilaamay degmada buuhoodle hawlo balaadhan oo cashuur uruurina waxaana siwada jira uga qayb qaatey maamulka degmada Buuhoodle iyo bulshada qaybaheeda kala duwan,
.
saaka ayaa waxaa lagu arkayay meheradaha magaalada suuqyada ciimada minshiibiyada iyo shaqaalaha dawlada hoose,ururo dhalinyaro ah ka guraya cashuurta magaalada yagoo jarayo shatiyo loogu talagalay cashuurta soona sameeyay maamulka khaatumo.
.
waxaana saaka ololaha ka dhex muuqdey gudoomiyaha degmada buuhoodle cabdicasiis ducaale qanbi oo siwayn dadwaynuhu usoo dhaweeyay kartida ku jirta sida uu wax u dhaqaajiyay iyo sida uu shaqaynayo.
.
dhinaca kalena waxaa siwayn looga dareemayaa magaalada Buuhoodle faraxad aad u balaadhan oo kuwa jahan sida hufan ee ay maamulka degmadu uu u hawl galay sida ay uga muuqato maamulnimo iyo sharciyadii lagu yiqiinay dawlada hoose.
.
waxaana uu gudoomiyuhu uu balan qaaday saaka inay arkayaan dhamaan waxa laga qaadey ee lacaga ay arkayaan wax qabad keeda.
Halkan Hoose Ka Daawo
Short URL: http://allssc.com/?p=33836













