Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Boqorka Axmed Maxamed Cabdi Cige Siiarag Iyo Marwadiisa Sharaftale Ee Hoodo Bashiir Jaamac Baydan Oo Aroos Koodu Kadhacay Magaalada Gashaamo Ee Ismaamumlka Ethoipia.

Buuhoodle(Allssc)Waxaa halka tahniyada aroos looga dirayaa mudane Axmed Maxamed Cabdi Siiarag Iyo Marwadiisa Hoodo Bashiir Jamac Beydan, Oo aroos koodu kadhacay magaalada gashaamo ee ismaamumlka ethopia
waxaa diraya tahniyadan dadka hoosku qoran oo Dinuda daafaheeda kala jooga:-
1.Hooyo dhool xaaji maxamuud awmuuse
2.Hooyo saafi ducaale
3.Aabe maxamed cabdi cige si arga iyo dhamaan reer cife si arag
4.C/maalig bashiir baydan iyo dhamaan reer bashiir jaamaca baydan
Asxaab kale
Dayib c/laahi axmed nuur
C/risaaq cismaan(dhagafiiq) iyo xaaskiisa
C/raxmaan c/laahi axmed nuur(afwayne) iyo xaaskiisa
Maxamed yuusuf cige iyo xaaskiisa
Salebaan ayjeex(dhagawayne)iyo xaaskiisa
Maxamed ayjeex xuseen
Mawliid ayjeex xuseen
 Yasiin ayjeex xuseen iyo xaaskiisa
Maxamuud ayjeex xuseen
Muna bashiir xuseen
Cawo bashiir xusee
Canab muuse x badale
Aadan xamed deeq
Xasan aadan cige
Axmed bashiir xuseen
C/raxmaan cismaan iyo xyyskiisa
C/laahi mahad faarax iyo xaaskiisa
Diri cabdi mahad iyo xaaskiisa
C/risaaq xuseena faarax iyo xaaskiisa
Maxamuud axmed cige iyo xaaskiisa
Dabayare cismaan hire iyo xaaskiisa
Iyo asxaab kale oo aanaan halkan kusoo koobikarin dhamaantood
dadkaasi waxay tahniyad udirayaan,
lamaahnaha  kalaha boqor axmed cabdi  cige si arag iyo boqorada hoodo bashiir jaamac baydan 
oo arooskoodudhacay 10 bishan jullay waxaan leenahay noqda kuwii iskuwaara ubad khayr kala hela ayaanu leenahay.
Sidoo kale waxaa halkan tahniyad taas la mida hawada u marinaya dhamaan bahda ‘Shaqaalaha Shabakada Allssc.com’ Waxaanuna leenahay noqda kuwii isku waara Ubad khayr qabana kala hela Aaaamiiiiiin Aaaamiiiin.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=36016

Posted by on Jul 30 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery