Alle Dartiis Wax Ugu Darso Bishan Barakeysan Ee Ramadan Dhismaha Masjidka Magaalada Qudhac-dhalaan.(Sawiro+Warbixin)
Buuhoodle(Allssc)Waxaa sitoosa loo bilaabey intii lagu gudo jirey bisha barakaysan ramadaan masjidka Qabalaha magaalada Qudhac-dhalaan oo ka tirsan degmada danood ee ismaamulka soomaalida etoobiya masjidkan oo mudo badan oo hada aan halkan lagu xusi karin ahaa sarab ama(cariish) ayaa hada dhismihiisa sitoosa looga bilaabey magaalada Qudhac-dhalaan.
Waxaan dhamaan u sheegaynaa ummada muslimiinta meelkasta oo ay joogaanba inay ka soo qayb qaataan dhismahan masjidka oo isagu hada bilow ah waxaana lagu jiraa bishii ramadaan oo barakaysan sidaa daradeed waxaan leenahay ummada muslimka inay ka qayb qaataan ajarka masjidka.
waxaana loogu soo hagaajinayaa masjidkan qofkii wax ku darsanayaa masuulka gacanta ku haya masjidkan oo ahXaaji Cabdi Muuse Nuur oo ku sugan gudaha magaalada buuhoodle.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=36114























Asc aad baad ugu mahadsantihiin wanaagga iyo xasanaadka aan la soo koobi karin oo aad nagu baraarujiseen. Jazakallah kheyr.
lakiin Xaaji Muuse halkeen kala xiriirna telfoon ama account? taas dadka dibadaha joogo ayey u sahleysaa ineey sadaqa jaariyada soo gaarsiiyaan masjidkaan.
wabillaahi tawfiiq