Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Alle Dartii U Caawi Hinda Waayel Xasan Cade Oo Xanuunsanaysa(Warbixin+sawiro)

Buuhoodle(Allssc)hooyadani waxaa lagu magacaaba hinda waayeel xasan cade waxaa ay ku nooshahay magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn waxaana lasoo darsay xanuun rabaaniya ah oo ka haleelay dhinaca lafaha kaas oo qaloociyay lafaha qaar kood siiba kuwa ugu mihiin sanaa,sida gacmaha lugaha miskaha.

.majirto dhakhtar caafimad oo caalimay oo loo geeyay duruufo la xiriiro dhaqaalo dari awgeed hadaba waxaa intaaba kasoo sokay maray inay ugu darsantay xaalada nafaqo daro dhaqaalo la,aan owgeed,

.Waxaaan bulshada muslimiinta ah ka codsanaynaa inay hooyada la ill daran xanuunka iyo nafaqa daradi kasoo caawiyaan kuna darsada sadaqada si ay u helaan ajerkeeda uu inoo sheegay alle iyo rasuulkiisaba (NNKH),

.Waxaana dhamaanba ummada muslimiinta gaar ahaan kuwa soomaaliyed ka codsanaynaa cidii wax u soo diraysa inay ugu soo hagaa jiyaan ciwaanada hoos ku qoran.

waxaa lagala xiriirayaa tel 2522793874 ama  2522 4979992

Xafiiska Wararka Shabakada Allssc.com
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
0025224471386
Buuhoodle G/Cayn 

Short URL: http://allssc.com/?p=33785

Posted by on Jul 11 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery