Akhriso Go’aankii Jabhada SNM/Somaliland-Silaanyo U Sareeyey Iyo Qorshihii Baabi’inta Ay Xilligaa U Dejiyeen Bulshada Aan Ku Abtirsan SNM,1991Daawo Warqadii Ay Ku Saxiixeen Qorshahooda…
Buuhoodle(Allssc)Waxaan halkan idiinku haynaa heshiis kii 1991/5/18 ay beesha Isaaq ku heshiiyeen iyo go’aamadii ay gaadheen markaasi, Waxaa go’amadan ka maqneyn sida ay ula dhaqmi lahaayeen dadka dariska la ah, Maanta muuqata sida ay ula dhaqmayaan inay tahay mid arrinkeedu dhacay 1991 kadib markii dowladii dhexe burburtay.
Halkan Ka Akhriso Go’aankii SNM/Somaliland-Silaanyo U Sareeyey Iyo Qorshihii Baabi’inta Ay Xilligaa U Dejiyeen Dadka La Degan.


Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil”Khaatum”
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=34599












