Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Ee Maamulka Khaatumo State:-Nabadeytii Shaqaaqadii Docmo Guul Iyo Is Afgarad Ayay Ku Dhamaatey(Wareysi Dhageyso)
Buuhoodle(Allssc): Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha oo wareysi siiyey shabakada wararka allss.com ayaa warbixin dheeraada ka bixiyey shaqaaqadii ka dhacday Docmo, Yadoo uu agaasimuhu sheegay in halkaasi xaaladii ka jirtey ku soo gabagaoowdey si qurux badan labada beelood ee wallaalaha ahna u qabsoomeen Ergadii dhexdhexaadka ahayd ee yadu mudoba wadey nabadeynta.
Yadoo agaasimuhu warbixin buuxda siiyey shabakada Allssc.com xafiiskeeda magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn.
Hadaba hoos ka dhageyso wareysiga agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Gudaha ee maamulka Khaatumo State Of Somalia.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Xafiiska Wararka Shabakada Allss.com
Rashiid Kayse Cawil”Khaatum”
hiirad@allssc.com
0025224471386
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=34412












