Xagee Joognaa ? Istanbul !! Daawo Odayaal Faroole Ka Kaxeeyey Garoowe Oo Addis Ababa Looga Dhigay Istanbul ( Daawo Sawiro)
Addiss Ababa(Allssc):Kadib markii bulshada Somaliyeed oo ay horkacayaan Madax Dhaqameedada , Bulshada Rayidka ah , Ganacsatada Xeesha Dheer , Siyaasiyiin kuwaas oo u heelanaa inay dib u soo nooleeyaan qarankii Somaliyeed aadna u danaynayay in Shirkii Istanbul uu noqdo mid si dhaba loogu wada hadlo horena loogu socdo sidii Somalia mar labaad ulasoo noqon lahayd Awoodeedii Qaranimo.
Dadaalkaas waxaa isagu ay xumaato ula muuqatay Cabdiraxman Faroole hogaamiyaha Maamulka Garoowe waxan uu markiba amar ku siiyay Odayaal uu hore u soo xushay inay dib ugu soo laabtaan magaalada Garoowe. Odayashan oo uu soo Hor kacay Suldaan Garaase oo ay isku beel yihiin Cabdiraxman Faroole, waxaase iyagu goobta kaga Hadhay Madax Dhaqameedka Majeerteen ugu waa weyn Boqor Cabdilahi Boqor Muuse, Suldaan Keenadiid, Waxa sidoo kale ku biiray Islaan Bashiir Islanka Cumar Maxamuud.
Umada Somaliyeed oo aad ugu dareertay Shirka Istanbul kuna dhow gaba gabo ayaa waxa dib isu badalay Cabdiraxman Faroole waxa uu markiba qaylo dhaan u dirsaday Odayaashii hore Cimaamadu dhulka Uga Dhacday nasiib xumo intii aysan gaadhin Addis Ababa ayaa loo sheegay in shirkii Somalida Istanbul uu dhamaaday Kalintii Madax Dhaqameed ee somaliyeed ama midka Deegaan ba ay dadkii ku ismanaa joogaan.
Cabdiraxman Faroole waxaa uu markiiba Odayashiisii Dajiyay Hotelada Addis Ababa isaga oo u sheegay in ay Joogaan Istanbul sharkana uu furmi doono, waxa uu sidoo kale Odayaashan oo badankoodu waxna qorin waxna Akhriyin u sheegay in Shirka kaligood ku Casumanyihiin madama ay yihiin Dad Somalida kale ka wanaagsan oo horumar la taaban karo gaadhay, sidoo kalana Shikaadla dhowaan usoo bixi doono.
Odayashan oo Garrow saday hadalka Madaxweynahooda Cabdiraxman Faroole ayaa aad u sacbiyay, Ajandaha shirka Odayaasha iyo Cabdiraxmaan Faroole ee Istanbul- Addiss Ababa ayaan loo diiday in Saxaafada lasiiyo waxana ay sheegaan in ay Saxaafada la hadli doonaan marka ay dhowaan ku laabtaan Garoowe shacabkodona uga warami doonaan sidii Shirka Istanbul-Addis Ababa loogusoo dhoweeyey dadka kalana looga Fadilay.
Intii uusan ka Ducayn kusoo xidhin Madashan Cabdiraxman Faroole ayuu Odayaasha Marba Mid Kiciyay isaga oo ka dhagaysanayay waxa ay calamka ka Codsanayaan iyo Dowlada Turkeyga ay martida u yihiin, waxaa madashaas Calamka iyo Dowlada ay martida u yihiin ka codsaday sida ay ugu baahan yihiin in loo taageero maamulkooda Garoowe .
Cismaan Qandala allssc Garoowe Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=30804














kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa qooqaa faroole nin sahlan maaha saa odayaashiibuu laba iyo eber diraye kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cajiib waxaas baa jaahil nimo iyo xishood la aan la dhahaaa
Ninba wax baa ka qosliyee aniga waxaa iga qosliyay ina cumar camay oo cagadii biyaha ee guriga ina faroole ee garoowe laga soo siiyay wali is dabo wado garana waa waar adis ababa qabow baa loogu dhintaye iska tuur cagadan. kuwii uu la socdayne hoostay ka eegayaan oo calamkay tusayaan in uu xool dad iska daba socdo yahay. intaa waxaa ii raacdo ina faroole go,a shaal ka ah sida loo qaato maba yaqaane maxaa dhibay? garbuhuu sudhay sida awr hogaal la dhaqaaqay.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aar kii af dhaliijo day , waa laba ay ma beentii iidoorku shacabkooda kumaaweeliyo bay barteen ,kkkkk adis ababa miyaa shirkii istanbuul ay kadhigayaan kkkkkkkkkkkk waa 15 oday oo xurduuqa farool hortaaganyahay kkk aaar orda caga dhaqda oo seexda istanbuul marhoray dhamaateeekkkkkkkkkk
anyway faroole iyo odayaashan uu qabcada u daadiyaa waa dad dawakhsan oo u baahan cawimo degdega. Sidii khaatumo loo dhisay odaygii faroole ahaa wuxuu ku cadaaday oday Geelii ba’ay.
faroole waa nin rag ah oo qabiil balaaran ka dhashay aana waligii la ciilin siduu doonana hela waxa uu diidana aan socon faroole noooooooooolow
kkkkkkkkkkkkk walaahi waa qosoly horta faroole ma miyir qabo waa odey walen , laakin waxaa kasii walen odayasha iyo dadkan uu marba dhinac u wado oo aan diideyn.kkkkkkkkkkkkkkkk waxa go weyn jiidanayaa oo isku soo sawirey hosguntigii lagu seexan jirey mamadaxweynaa hada kkkkkkkkkk belayo tafo dheer dheh . faroole siyasadii waa lagabadiyry
somaalida waxay ku maahmaahdaa qoys aan qof u walan qosol kama dhergo faroole oo odayashi isu ekaysiinaya oo go shaal ah qaatay, waana baalo daymoonayaa sidii nin dhagar qaba ileen waba qabaaye, imaan laaye weeye
sheekh leh waa nin rag ah lamana ciilin oo yaa la ciilay ma budhcadeednimadii baa faan noqotay.
kkkkk waa cajiib ma xaasidnimadii ayaa halkaas gaartay laangaab awalba laangaab ayuu ahaa war faroole caruur waxay qoraan waxba inaysan yeelayn sow ma ogidin haduu odayaashii idinka so jeeday biil siiyana ma burush xaar leh ayaa lala daba wareegaysaan viva faroole viva mj somaali haday isku timaado waa isaga filanahay xaga aqoonta, awooda laangaaboow yeelkaa
Kkkkkk daciifyahow naag baad tahay hadaad laandheere tahay sacad maxaad galkacyo uga saari kari wayday ee aad ugu waalatay War yaa daarood aheey! War raaska aan ka soo jeedo kaliya ayaa 500 oo nin gaysay galkacyo adna maanta markii cayn la igu soo weeraray baad iska daa inaad ciidan soo dirtide argagixiso igu tilmaamtay laakin miyaan u joojinayaa dhabayaco iyo suuradiisa wanagii futo biciid gaynay iidoorkii markaa laangaab laangaad dhashay oo gun ah adigaa ahee orod odaygaaga taksiilaha ah u niiki nedel foqal nedel
C/Qaadirow laba nin oo wada dhashay(Dhulbahante & MJ) sidee mid laan gaab u noqday? Tirada haddii la eego yaa osha saaray oo isu tiriyey? Ma raggii Ingriis iyo qaarkaloo la jirey la dagaalamayey 20 sano ayaa laan gaab noqon kara! Waxaad moodaa in caqliga Faroole ku jira inuu adigana kaa guuxayo. Masayrkii habartii Xabashida ee idin dhashay ay ku dhimatay ayaad weli ubugtaan, Ilaahayow aydin u dhiman hinaase Dhulbahante.
WAR KWANI FAROOLWE BEY KU MASHQUULEN MALAHA DAD MIYIR QABA MA’AHA WALLAHAY WAA YAAB FAROOLE IN UU NIN RAG AH YAHAY WAXAA CADEENAAYA UMADA OO DHAN BAA HADAL HAYSA
@ c/qadir yaa laangaab ah nimana sacad yeey iska celin waayeen,oo hiilo yeey heleen oo sacad looga saaray gaalkacyo,RAGNA iidoor iyo majeerteen baa iskugu tagay oo waxba ka qaadi kari waayey ilaa maanta la joogo aan cidna caawiyin,marka adigana faroole yaa madax u taqaanaa,ana ALI ISSE ABDI yaan wataa iyo ALI KHALIIF GALEYD yaa tolkay ah oo ilma adeereday ah,xageen laangaab iga soo galaa,saas yaan u kala abtirsi fiiicanahay dhaciifyahow dhaciifku dhalay,somaali maanta reerka ay wadato yaa laandheere ah,waanu wada ognahay cida somaali ay wadato,ALXAMDULILLAH ILAAHEYGII IGA DHALIYEY DHULBAHANTE..
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaalayaalaw wali gay caawa ayaan qosol kadhar gay laakiin waxaalayiri hadaad xoog waydo maxeelbaad wayday maba moodayn in uu keenikaro khibradaas daraawiishay wuxuu saa u yeela yaa wuxudiida yaa inay khaatomo is garab fadhiis taan waxaan se leehay shirwalba ha looga hormaro adis aba ba hageeyo ina x/cumar camay & wixiilamid ah cuqaasha dhulbahante na si sharaf le shirarka caalamka ha uga qayb galeen }
c/qaadir waxaan leehay awalba waxaad wax ku ahayd dhiiga dhulbahante hadeerna way dhmaay oo waad aragtaa in aad fadh fadhiisana sid adiiis anaguna aanu hormuud unahay shirar kacaalamka marka waxba faroole firdhiye hataageerine waxaad eegtaa meesha uufadhiisi yay sul daankaagii?
warninayhow ma anaan yaabin, why odayaasha wax sawir ah kama arag markii istanbu haday dagi lahayeen, ileen addis abab ayuu ku aruuriyeye lolz
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
walaahay beryahan sidaas uma qoslin indha adkaantii ayey badownimo ku darsadeen . Waxay kala garan waayeen Adiss ababa iyo Istanbul.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk aad iyo aad waxaan ugu qosley kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
BILAN maxaad tidhi inaadeer reer aan nin uwaalani qosol kama dhergo
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
BILOOW inaadeer C/QADIR waxba haw cadhoon waayo waxaa layidhi
doqontu 12 indhood bay leedahay 11 tolkeed bay ku biniinisaa 1 cadowgeeda
faroolena waxaanan ula yaabeyn waxaa layidhi fuley waxka qorya badan
wuxuu odayaahsa u badsanayaa tayaan jirin oo wuxuu isleeyahay bal inay
isu tagoodu waxka soo baxaan inta uu hadeer wato iyo toban laabkoodba
waxaa ka qiima badan laba CALI xafidahumu laahe
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
boowe baayo majeerteen wax ka maseer badan,, hooyadood habar majeerteen oo OROMO ahayd baa maseyr u dhimatey markii odayga uu la guursadey islaanta dhashay dhulbahante … FAROOLE inuu oromo u egyahay bal eega afwaliinjo..
WAXAA ISWEYDIIN MUDAN KAN ILKA JIIR ma boorso la sii qaato la soo qaataa marwalba aad aragto faroolaa iska wato…boowe baayo odayga talada
kkkkkkkkkkkkkkk maanta waa maalin qosol iyo farxad badan waxaana layaabay ninka waalabn ee kala garan waayay adis ababa itoobiya istanbuul turkiy oo markaas leh waa aqoon yahan war wuxu waa dhaqan celis laga soo celiyay ustaraaliya yaan dadka lawaalin ninkan markuu wareeray oo lafgag soo adkaaday siyaasad caalamka ee soomaaliya ku wajahan ayuu markii is yiri isim lagugu ciilay uu soo aruurshay kuwii dilaalada ka ah dhulka iyo baabuurta iyo burcada markii taasna laga aqrisan waayay wuxuu kula dhacay caradii inuu garoowe dadkii daganaa uu marba beel uu weeraro si uu uga caro burburo bal tusaale gaaban intii khaatumo la dhisay wax uu dalka ka sameeyay caro darteed
1 weerarkii beesha warsangali
2 weerarkii beesha laylkase ee xaafada garsoor
3 weerarkii beesha cismaan maxmuud
4 weerarkii beesha dhulbahante ee fashilmay oo ahaa in laweeraro dhulwaynaha beesha dhulbahante
5 weerarkii dhawaan ku qaaday beesha ay wadaagaan degaanka ee reeryoonis oo uu ku laayay qayb kamid ah beeshaas
marka ninku waa waashay wax qabsadna maleh marka waa in loo hiiliya beesha aan walaalaha nahay ee maxamed hartio
WARYAADHA DHASHII DARAAWIISHEEDEEY MA OGTIHIIN IN UUFAROLE QABO CIIL GUUNA OO UU UQABO AWOOWAYAASHEEN OO AHAA DARAWISH WAQAALUU WAAXID CIISE MAXAMUUD INLONDON WAXAANU KAFTANAY OO FADHIKUDIRIR ISUGU NIMI NIN KASOOJEEDA BEESHA CIISE RIYOOLE OO FAROLE RERKISA AH WALAAHAY SOOMAALI BADAN BAA ISUKAAYA DHEGAYSATAY OO LAGU QIYAASO ILAA RAG DHAN 30NIN DABADEED NINKII INTUU SAMADA IYO CIRKA KA QAYLIYEY BUUYIRI WALAAHAY TALEEX GAROONKA DIYAARADAHA AAD UBIXISEEN SAYID MAXAMED CABDALE XASAN WAXAAD ULAJEEDAAN IN LAYDUN XASUUQO OO WAXAAD NAGUSAMAYSEEN WAA LA ILAAWAY LAAKIIN MAANTA WAXAA NOOBILAABMAY DAGAAL EE OGAADA BOQOLAAL CIISE MAXAMUUD AH BAA BUURAHA LAGA QUBAY OOLAYIRI MARKA BADA LAGU QUBO EEYL WAXAA LA ORANJIRAY CIISE SIISOCO OO WAANALA XASUUQAY OO MAJEERTEEN ANAGAA UBADNAAN LAHAYN MAANTA HADAAN DARAAWIISH NADHAMAYN LAHAYN MARKAASAANU WAXAANU ORANJIRAY MARKAAN BADA MADOOW NALAGU TUURO WAXAAN ORANJIRAY BAR BAR CELISOOY BADEEY LAGUBADAY?KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK XAYAWAAN FAWQAL XAYAWAAN WARYAAN KUDHAMAAN DARAAWIISH MAXAASE LOO DHIMANAYEY MA FAROOLE DIFAACII MISE DIINTA ISLAAMKA IYO DAL IYO DAD SOOMAALIYEED OO LOO DHINTO WAX KAWANAAGSAN SHEEG WAA LAGU KALA YAACAY OO WAXAA CUMAAMADO IGULASOOYAACAY OO GACAN GAROWSHIIYO IWADA SALAAMAY DHAMAAN WIXII JOOGAY GOOBTII AAN ISKU HALEELAY NINKA CIISE RIYOOLE ANIGOO KASOOJEEDA BARAKA LAAH KHAATUMOSTD OFSOMALIYA WABILAAHI TAWFIIQ VIVA KHAATUMOSTD PUNTLAND AND OLLSOOMAALI WAYN
coonbe hadaan ahay anigu waxaan qabaa fagrada uu faroole ku fadh fadhiisiyay odayaasha adis ababa maah maah baa waxaa ay ahayd dhila dharag iyo dhaba yac geel qaaday midna looma maara helo eeiskadaayya isagaa daalayee
WALEE FAROOLE NIN RAG AH DHEH LIBAAX LIBAAX DHALAY ,DADKII WAAWEYNAA ISKA DAAYE CIYAALKII XATAA BARTE.
WAR PUNTLAND HAKU MASHQUULINA EE ORDAYA DHULKIINII IIDOORKU IDINKA ERYADAY DOONTA ,ILAA IYO MAALINTAAN ADDUUNKA IMID MAALIN WALBA MAGAALO CUSUB BAA LAYDIIN ILAWSIIYAA HABA U DANBEYSO LAASCANOOD OO AAD ISKA ILAWDEEN ILEEN FAROOLE IYO MJ BAAD MASHQUUL KU TIHIINE…DUFKUBAXA
dhulbshante gaalkacyo yimidna ma jiro mj gargaar cid aan alle ahayn ma waydiistaan e idoor orod o dhulkaagi kasoo qaado website ina gumeed qoray iyo laangaabyo comment ka bixiyay xal idin noqon mayso viva puntland waa ku raaxasanaynaa cayda xaasidiinta iyo cuqdadlayda qoraalkooda ilaahbaa mahad leh sidiona o lale adeega iyo rufiyaan iyo garaadyo shiikh shariif gurigiisa ka shaqeeya iga dhalin reer xamar waxay idin yaqaaniin waydiiyaa iyo kuwa idin matala kkkkkkk nadaafada guud qaybta kalena puntland iyo somaliland ayay ruufiyaano u yihiin kkkkk khaatumana xamar ayay ka shaqaysaa madaxtooyafa iyo hawiye musqushooda waa qoom laaaluush iyo gaajo ilaahay ku imtixaanay
anigu caruur yar yar oo saladanayda ku dhex nool reerrohoodu waligoodna saas ahaa canaasiir ayaad tihiin kan webkaan qoraba ha ugu darnaadee maxaase faroole aad ka qaadaysaan xaar iyo qurun inaad daba wadaan ma ahane ka nax ama ku farax puntland waxii hada ka danbeeya Opec ayay ku biiraysaa tukoraqna darbi ayaan ku xireynaa kkkkkkkkkkkkkkkk ciil u dhinta marka war orda oo daaroodkiina ma ahane siilaanyo daba fariista anaga cid danbe oo reerahaas ah nama daba fariisanaayaan nabada ayaad wax ku tihiin ogaada daarood belaayo ayaa daarood kula ah
k.k. Wali waa yaab dhabayaco masayr iyo xaasidnimo kama dhamato .tankale deeq, dagaal iyo dad nimo dhulbahante kuma gaadhaysaan . Hoyadood masayrki dhulbahante ayay u dhimatay iyana masayrka khatumo ayay somali , istanbul iyo islamkaba u seegen .k.kgkg.k.k
Waaaaw gurdan sagaaro geel madidiyo ” taas ayaa nooga filan puntland oo siyaasiyiintii kadhamaatey iyo somaliland oo ducufo gumaysi duleeyay ah (nimco aar xuseen and nimco degan xirsi )
Nimco wl maahmaahdaada ayan ka yaabay waa runta waxay adis abab iyo meel daran uga dhicen masayrka khatumo state.