Waraysi Allssc Ay la Yeesheen Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Amniga Maamulka Raascaseer State Xareed Ciise Cumar(Dhagayso)
Nairobi(Allssc): Wasiirka ayaa ka warbixiyay gumaadka uu gaystay faroole iyo maleeshiyaadkiisa dadka reer raascaseer isagoona sheegay in xasuuqaas uu ahaa mid lagu laayay dad rayd ah oo aan waxba galabsan sidoo kalana ay been tahay in uu glaha burcadbadeedda ku tilmaamo deegaanada baargaal iyo caluula.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Cabdiwahab Maxamed Cabdi
Allssc Office Nairobi Kenya
Allssc3@gmail.com
Allssc@allssc.com
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=32243












