Waakuma Wasiirka Gaashaandhiga TFG Xuseen Carab, Mase Meteli Karaa Dowlad Soomaaliyeed inay Wadahal La Gasho SNM? Dhegeyso Fikradiisa ku Aadan SNM iyo Khaatumo

Allssc Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Soomaaliya isla markaana ku magacaaban Ra’iisal Wasaare ku xigeen, kana mid ahaa weftigii Sheekh Shariif usii raacay DUbai si ay ula kulmaan hogaamiyaha SNM Siilaanyo ayaa ah nin aaminsan qadiyada SNM horeyna u cadaystay inuu xamar u joogo danaha SNM. Hadaba ninkan oo sida aad ku maqli doontaan wareysi uu horey u siiyey warbaahinta ayaa cadaystey inuu ku mushar qaato siduu u difaaci lahaa daha SNM ayaa dhowaan raacay weftigii Sheekh Shariif eee faqa la lahaa Siil-aanyo. Hada su’aasha is weydiinta lihi waxay tahay nin sidan aad ku dhegysan doontaan u jooga xamar ma ka qayb qaadan karaa wadahadal lala galo SNM. Jawaabta waxaanu udaynaynaa akhristayaasha sharafta leh ee Soomaalinimada aaminsan kana soo horjeeda fikradaha khaldan ee oday Siil-aanyo iyo xeriisu aaminsanyihiin walowba taasi iska soo dhmaatey.
Halkan Hoose Ka Daawo
http://youtu.be/O2IBa6qyKQE
allssc@allssc.com
allssc@hotmail.com
allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=32553













Waxaan la yaabay ninkan iidoor ee leh Somaaliweyn baan wasiir u ahay, caadifadda qabyaaladdana ku hadlaya. Runtu waxay tahay yaabad qiimo ugu fadhida oo wax kaa waydiiyey oqoonsiga Khaatumo. Haddii caadifadda qabiil sidaa kugu weyn tahay orodoo Siilanyo hoos tag sharafta Somaaliweyn uma qalantide!!!!!.
waa in reer khaatumo ay ka digtoonaato dhibaatada iyo khatarta xaga siyaasada ka ga imaan karta SNM iyo kuwa kale ee lidiga ku ahba