Siilaanyo:Guurtidu Dastuurkii SNM bay ku Shaqeysaa(Daawo Videoga)
Hargeysa(Allssc) Horjoogaha Maamulka SNMta Siilanyo ayaa mar uu la hadlayey xubno ka tirsan jabhadii SNMta ayaa wuxuu sheegey in golaha guurtida ahaayeen odayaal ka tirsanaa SNMta oo kala dhexgala hadii uu yimaado qilaaf ama iska horimaad siyaasadeed. Sidaa darteed guurtida waxaa abuuray oo sameeyey jabhadii SNM, dastuurkii jabhada SNMta ee guurtida ayaa loo soo raray waxa ay ugu yeedhaan Qaran Somaliland kaas oo ah kii SNMta.
Halkan hoose ka daawo siilaanyo hadalkiisii.
Xuquuda Video Waxa Iska Leh Boorama News
Aamina Waris
Allssc Hargeysa Somalia
Short URL: http://allssc.com/?p=30574












