Shiine Dhegdheer oo ka tirsan Jaaliyadda Stcloud,Minnesota oo Baaq nabadeed u diray Degaanka Domco.
Shiine Dhegdheer oo ah Ganacsade-Waxgarad ka soo jeedda Degaanadda SSC Ee Maamulka Khaatumo Ayaa Wuxuu Baaq nabadeed u dirayaa Beelaha Uu Dagaalka ku Dhexmaray Degaanka Docmo.
Shiine ayaa Sheegey “In Arinta la rabay in mar hore Wax laga qabto intii ayan Colaadan faraha ka bixin, Wuxuuna ku dhiirigaliyay in Dadka Waxgaradka ah, Cuqaasha iyo Isimadda Dhaqan Ee Degaankaas ku dhaqan in ay arintan ka gaystaan gacan siddii loo joojin lahaa Dagaalkan.
Dhagayso:
Magaaladda Domco ayaa Waxay ka Tirsan Ismaamulka Dowladda Soomaalidda Ee Killinka Shanaad, Balse Waxay Waxbadan la Wadaagtaa Degaanka iyo Dadka Khaatumo. Arintan Ayaa Waxay Walaac Xoogan ku Haysa Dadka Iyo Maamulka Khaatumo.
Sidda Aan Wararku Sheegayaa goobtan Mashaqadda ka Dhacday ayaa Waxaa ku soo qolqolyay Dadka Wax garadka ah,si loo joojiyo dhabaatadda ka Socota Degaankaas.
Ahmed Laarri
Short URL: http://allssc.com/?p=32335












