Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Sarkaal Ka Mida Ciidamada Khaatumo Oo Ku Sugan Jiidaha Hore Sooljoogto Oo Wareysi Siiyey Warbaahinta Allssc, Iyo Sidii Ay Ku Soo Qabqabteen Culimo Isku Sheegii Beryahanba Balidhiig Looga Yeedhayey(Wareysi Dhageyso)

Buuhoodle(Allssc)Wareysi Ay La Yeelatay Warbaahinta Allssc Jiidaha Hore Ee Sooljoog Ayaa Waxaa Wareysi Dheer Siiyey Warbaahinta Allssc Mid Ka Mida Saraakiisha Ciidamada Khaatumo Taliye Maxamed Xiir Oo Ku Sugan Jiida Sooljoogt.

Wareysigan Oo Uu Taliyahu Kaga Waramayo Hawl Galkii Ay Ku Soo Qabqabteen Ogayaal Isku Sheegii Beryahanba  Laga Hahayay Inay Kulan Hoose Ahaaneed Kuyeeshaan Tuulada Balidhiig, Kulankan Oo Ajandahiisu Ahaa In  Lagu Fadeexadeynayo Midnimada Gobolada SSC Iyo Maamulka Khaatumo State Ba.

(Hadaba hoos ka dhageyso Wareysiga)

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Allssc.com/Codka shacabka SSC
Rashiid Hiirad
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=32047

Posted by on Jun 23 2012. Filed under Fikradaha, Khatumo2, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Sarkaal Ka Mida Ciidamada Khaatumo Oo Ku Sugan Jiidaha Hore Sooljoogto Oo Wareysi Siiyey Warbaahinta Allssc, Iyo Sidii Ay Ku Soo Qabqabteen Culimo Isku Sheegii Beryahanba Balidhiig Looga Yeedhayey(Wareysi Dhageyso)”

  1. KHATUMO STATE CITIZEN

    ALLAHU AKBAR
    ALLAHU AKBAR
    ALLAHU AKBAR
    WAALI WAA WAX LAGU FARXO WAANA GUUL WAYN.
    WAA SIDAA, YAAN LAGA DEBCIN MEESHAA OO AH SIDA
    SAXA AH EE LAGU SOO CELIN KARO KARAAMADA DALKA
    IYO DADKABA.
    CULUMO MAAHA WAA NOOC KA MID AH CALOOSHOODA
    U SHAQAYSTAYAASHA.
    KUWO IYAGA LA MID AH BAA JOOGA DHINACA KALE, BAAQ IYO
    NABAD MIDNA KAMA HADLAAN.
    WAA NIMAN SIDAASADEED, CULIMONA LAGUMA TILMAAMI KARO.
    WAXAA HORBOODAYA NINKA MARKA LABA QOF MUDAHARAADO
    AMA SNM SOO WEERARTO DADKA, KA GOOYA ISGAADHSIINTA!.
    MAANTA AYEYNU UGU DHOWNAHAY IN AYNU HELO CILLADDA UGU
    WAYN OO AH KUWA INAGU DHEX JIRA!.
    GUULAYSTA
    CADAWGIIN HA JABO.

  2. najma

    masha allah alhu akabar guul 4 ever insha alla i’m sure u can do this.qabqabta dhaman daba qodhiyasha hala xidh xidho dhaman meelkastay joogaan sool sanaag and cayn miid kasta waxa laga qadaya talaba sharci ah .khatumo state kanxow nafta waa………… much love 4 khatumo state

  3. ODAYAASHA WAA INLAFAHANSIIYAA QIYAAMOOYIKA IYO DHAGARTA SIIL YAANYO IYO SNM OO MARBASHAAD QIYAANO IYO MUNNAFQSAN SOOXIDHA MARKAA ODAYAASHA IYO KUWA LOO GACAN HAADIYO WAA IN LOOGU DHAARTAA IN TALADA DADKUA IYO DHULKA KHAATUMOSTD AY KAGODO DAWLADA KHAATUMOSTD EE UUSAN ODAY MISKIINA OO AAN AQOON ULAHAYN BEENTA IYO QIYAANOOYINKA SIILYAANYO IYO SNM UUSAN MARNA NAMETELI DOONIN HADUU JEBIYO AXDIGA DAWLAD NIMO EE KHAATUMOSTDNA IN UU MUDAN DOONO CIQAAB AMA CEEB OO UU KU DANBAYN DOONO WAANA IN LAGASHEEGAA IDAACADAHA LAYSKAMAQLO WAANA IN ODAYAASHA LOO DIGAA OO LAFAHAN SIIYAA IN MAANTA ISAAQ MAAMUL ISAAQ NAGUSOO WEERAREEN INAGUNA MAAMULKASAMAYSANAY OO MAAMULKEENU UU BALANQAADAY DIFAACIDA DHULKA IYO DADKA EE LOO DAAYAA MAAMULKA IYO SHAQDA QUSAYSA

  4. waxan ham balyo udiraya maa mulk khaatumo oo mujinaya dadaal koda
    waxaa na lee yahay bulshada facebook hadii aan nahay dadka udagaala maya nabada dhag udhigimayno dad ka buun buninaya warar ka aan caaqibada lahayn waxaa na xaqiiqo ah meesha ay hada sacabku kayeerayo in ay ilin kadam bay anigoo ku hadlaya afka khaatumo by

Qormadaada

Photo Gallery