Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Qudbadii Musharaxa Madaxtinimda Soomaaliya Utaagan Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi (Video Daawo)

Waxaa  dhawaan uu kulamo la qaatay   bulshada soomaaliyeed  qaybeheeda kala duwan ee ku dhawan  kenya  waxaan uu kaga waramay  in maanta soomaaliya  ay  hewsheeda meel  wacan  marayso  uuna   diyaar u yahay hadii uu ku  guuleesto  jagada  madaxtinimada soomaaliya in uu u adeegayo umada soomaaliyeed  sidii ay  abni  ku heli laheeyeen iyo  hormar.

 

Waxaa kale oo uu ka war bixiyay  taariikh  nolaleedkisii  iyo schoolaadkii kala duwanaa ee uu wax ka soo badtay  iyo markii danbe waxyaalaha uu  ka qalin jabiyay. musharaxa ayaa ka codsaday dhamaan umada soomaaliyeed ee  xaflada  timi in ay taageeraan  ayna  garab istaagaan  musharaxan.

 

Halkan Hoose Ka Daawo

 Halkan Ka Daawo

Abdiwahaab Mohamed Abdi

nairobi  Kenya

Email.naaji@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=31749

Posted by on Jun 20 2012. Filed under Wararka, Youtube. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery