Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ogaysiis: Dhamaan Qurbo Joogta Khaatumo Shir Teleconference

 Dhamaan Qurbo Joogta Khaatumo
Shir Teleconference:

Waxaa Dhamaan Dad waynaha Reer Khaatumo Meel Kasta oo ay Aduunka Ka joogaan, Waxaa la Ogaysiinayaa In uu Jiro Shir Dhinaca Telefoonka ah oo lagaga Waramo doono Xaaladdaha ka Soo Cusboonaaday Degaanka Khaatumo.

Numberka Shirka Waxaad Kala Xiriirta Gudigga Khaatumo Ee Wadanka am Magaadda Joogtid.
Maalinta Sabtidda june /16/12
Saacadda Shirka:
Waa 1 duhur Ee Waqtigga Minnesota.
7da fiidnimo Ee London

Allssc.com/Codka shacabka SSC
Rashiid Hiirad
allssc7@gmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=31480

Posted by on Jun 16 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery