Ma’Ogayd Indha-Buur Caydii Faroole Damirkiisu U Dhintay Daawo Mid Maantana Hargaysa Saantu Uga Mudhuxday Calaacal ( Daawo Maqal Muuqaal- Dhagayso Calaacalkii Indhihii Damiirku Ka Dhintay).
Laascaanood(Allssc): Waxaa Samada lagaga dhawaaqay Mid kamida Muqawadiintii hore ee Hargaysa Indho-Indho kaas oo wali ka tirsan Dabatada Jabhada SNM ee uu madaxda u yahay Dhiigya cab siilaanyo. Indho-Indho ayaa dhowana u calaacalay Siilaanyo waxa badalkeedii uu helay handadaad iyo Aayar Ma U Joogi Hargaysa. Indho-Indho ayaa ugu danbayntii ku hadaaqay waxaan rabaa inaan iska celiyo kuwa naga soo hor jeeda” Waa Dhacabka Khaatumo” oo Indho-Indho sheeganayso inuu yahay nin kasoo jeeda deegaankaas uu iska celinayo.
Runtii Indho-Indho iyo qaar lamida oo ku sugan gudaha Jabhada SNM kuwaas oo lagu sirxay Laan Qaad ah, iyaga oo aan ogayn meesha ay marayaan Damiir iyo Dad nimadoodaba. Waxaanu sidoo kale idiinsoo gurbinaynaa kuwa hore iyagu Aflagaagdada Faroole ugu geeriyooday kuwaas oo aan la maqal Raq Iyo Ruux kadib markii uu damiirku ka dhintay ayay wali ku jiraan Nolosha loo yaqaan ‘ Xayaatul Kalab”
Halkan Ka Daawo Calaacalkii Indho-Indho
Halkan Ka Dhagayso Indho-Buur oo Isagana Hore Damiirkiisu Ugu Dhintay Garoowe Kadib Markii Uu Bahdilay Faroole.
Dhiirane Laascaanood Sool Khaatumo State Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=30646













indho-indho waa Sawaab qof sumaysan oo maandooriye kabatay Druggie head.
xitaa naftiisa masuul kama noqon karo idinku waxad ka hadlayasan Aayaha ummad dhan iyo deegaan balaadhan !
waa eey-Dog marba loo tuuro balaq wuxu ku qanacsan yahay Garabo loo tuuro.
kuwa noocaas sidaa u bahdilan ha inaga maqnaden mardhow iyagaba dilaya.
waar waxan gaajadu hayso inaga daaya haka sheekayninee. dad caadiya maahan waxani. Shut!
ina gumood la gumaystay hadalkii dheh
dh..lo iidoor baa askartii dhulbahante ka dhaleen
ibna xaaraan wiilkii weeye ee nasabka kasaara
dheere kh power
waalagu salaamay darwiish inaadeer waxaan filayaa kan inaan hadalkiisu
waxba inagu kordhineyn waayo nin liitaa tolkiina wax tari maayo cida uu
lajoogaana waytaqaan inuu looma ooyaan yahay oo hadii shaaraca lajiido
aan cidi kanaxayn reer khaatumana kan iyo kuwa lamaskaxda ahba waxaynu
leenahay ilaahoow maa kaluun afka loogu guro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
VIVA KHATUMO STATE OF SOMALIA
QOFKAN ABAALKIISAA LA MARIYEY!.
ISHA ALLAH KUWA KALENA MAALIN BAY OGAAN DOONAAN IN
CADOWGA DOONAYEY IN AY SHACABKA DHULBAHANTE GUMAYSTAAN
AANAY NAF U HAYN EE LAGU BEENGUURI JIREY!.
WAXA KELIYA EE AANU KA DIGAYNAA WAA IN AAN LA SOO DHOWAYN
NINKAN IYO KUWA LA MIDKA AH.
KHAATUMO IYO SHACABKEEDU,
HA NOOLAADEEN.
KUWAAS IN HADAAYAD LOO BARYO MAAHA.
MEEL XUN HA KU DHINTEEN.
WAA DULLI DHAMMAANTOOD.
DADKAA SOO DHOWEEYAANA WAA IYAGOO IS QARINAYA
EE SIDAA SHACABKA XALAASHA AHI HA U OGAADEEN.
dhuloos waa in uu qorta u dheereeyo si uu xidigaha u arko….
@ AARANLAAYE,
Abwaan waad ku mahadsan tahay salaanta sharafta sidoo kale salan sare
Horta Findhicil ma xaranba mise waa xalal isweydiintisaba xun
Sawaabkan indho-indho waxan kaso wada jeednaa isku magaalo
Taleex-wacan hadii qabiil waxtarayo cid iiga dhow majirto lakin hadan nolol ku arki laha Pistol baan madaxa ku jebin lahaa isagana sidasa u roon wayo waa cadow loo adeegsado Dhagarta dadkooda isaga iyo kuwa lamidka ah Damiirlawasha hargeysa garabada ku ruuga ama Ciidanka caloosha maxan cunaa Shit. lakin Jariimada ay samaynayan waa mid aan loga hadhi doonin.
waxa lajoga xiligii inla wiiqo Budhcada munafiqinta Beenalayasha snm down !
Khatumo state Guuuuuuuuul iyo horumar.