Is Xulafaysiga Puntland iyo Somaliland ee Tukaraq oo uu cadeeyey Cabdisamed Cali shire, Wasiir ka tirsan Garoowe oo Laascaanood u hoyday (warbixin)
Xaaladda Magaaladda Tukaraq ayaa kacsan Caawo waxaan jirtay Barakac balaadhan oo saameeyey dadweynaha waxana guud ahaanba magaaladda caawo u soo hoyday shakhsiyaad fara ku tiris ah kuwaas oo u badan dhalinyaro ilaalinayso Guryaha iyo Meheradda magaaladda, Malayshiyaadka isku kala wareejiyey magaaladda ee SNM iyo SSDF ayaa bililiqaysi weyn ka sameeyey magaaladda kuwas oo baadhay Meheradda waa weyn ee magaaladda gaar ahaan Kaalin Shidaal oo la sheegay in ay labadda Malayshiyaadba Shidaal,Raashin iyo Lacagba ka daldasheen
Malayshiyaadka SNM iyo SSDF ayaa magaaladda Tukaraq maanta ku soo qaaday Weerar labo Aag ah kuwas oo isku bahaystay Ciidamadda Khaatumo iyo Madaxdda Khaatumo ee todobadkii hore la wareegay magaaladda, waxana ay labadan Malayshiyaadba wadeen maalmihii u danbaysay iskaashaan buuraysi toos ah iyada oo Maamulka Garoowena uu bixineyey dhamaanba Kharashaadkii hawlgalka ee labadda Malayshiyaadba waxana uu Xawaaladda Dahabshiil Laascaanood uu u dhigay Malayshiyaadka SNM-ta 300,000$,
Mashruucan Tujaraq waxaa labadda maamulba si weyn uga shaqaynayey Cabdisamed Cali Shire, Cabdi Halas Qawdhan oo Puntland ka socday iyo Mahad Canbaashe iyo Cali Afhdeere oo dhinac Somaliland ka socday Ilo Wareedyo Muhiim ah waxa ay Allssc u sheegeen in Cabdi Halas Qawdhan oo wasiir ku xigeenka Maaliyadda Garoowe ah uu caawo u hoyday magaaladda Laascaanood gaar ahaan Guriga Mahad Canbaashe uuna shir la lee yahay horjoogayaasha Malayshiyaadka SNM-ta kaas oo ugu mahadcelinaya Mudadii ay labadda dhinacba iska kaashanayeen Dibin daabyadda shacabka Khaatumo iyo sidii ay u sii wada shaqayn la haayeen
Cabdisamed Cali Shire oo caawo la hadlay Idaacadaha Garoowe ayaa sheegay in Malayshiyaadka SNM-tu u qabteen Tukaraq kuna wareejiyeen isla markaasna iskaashi wanaagsan uu ka dhaxeeyo oo ah la dirirka Maamulka khaatumo
Maamuladda Garoowe iyo Hargaysa ayaa heshiis ay gaadheen 2009 ahaa in aysan isku soo dhaafayn Tukaraq iyo Ganbadhe isla markaasna kharashka ka soo xarooda Kastamka Tukaraq la wada lee yahay isla markaasna Kharashka Kastamka Tukaraq uusan galin Miisaaniyadda Maamulka Garoowe waxaana Heshiiskaas wada gaadhay Cabdi Halas Qawdhan iyo Dhawr Xildhibaanadda Puntland ee ka soo jeeda Khaatumo dhinac Somaliland waxaa Cali Afdheere iyo labadda Nin oo ka ah Horjoogayaasha Malayshiyaadka SNM-ta Faysal Cabdi Bootaan iyo Dhoolaal Arab waxana xiligaas ka fashilbay labada dhinac isku day dil oo ay doonayeen in ay ku khaaajiyaan Garaadka Guud ee Khatumo Garaad Jamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Ciidamadda Khaatumo ayaa caawo ku jira heegan culus waxaana ay isku fidiyeen guud ahaanba laascanood iyo Tukaraq waxaana la filayaa in ay caawo hawl-galo muhiim ah ka sameeyeen guud ahaanba deegaanadda ay labadan cadaw isku bahaysteen sidoo kale waxaa caawo Khaatumo isku dhiibay Ciidamado hore uga tirsanaan jiray Garoowe kuwaas oo ka dhiidhiyey is xulafaysiga Hargaysa iyo Garoowe ee ay hormuudka ka yihiin Shakhsiyaddaka Mukulaasha ah ee la sheego in ay ka soo jeeda Dhulbahante
Allssc@hotmail.com
info@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=31507













Waad ku mahadsan tihiin warbixin tan aad noo soo gudbisen, waxaa kaloo jira maamulka puntland inuu cabdisamad cali shiri ku yidhadeen inuu tukaraqa oo kaliya heystay haduuna soo ceshan wayan ay kursiga madaxweyne ku xigeena siin doonan warsangali asbuucan haduu soo ceshan wayo sidaa darteed ba ina calas oo u gacan haadiyey saaxibadii snm takraqa logu soo duuley arin waxey aheyd garoowe laga soo ababauley oo majerten ka danbyey oo ah kursigad waayi ama magalada aan qarashka ka heli jirney “Kastmaka ” taas oo puntland ay ka heli jireen dhaqalao badan —saas bana nacasyada ilmaaderka loga caqli badiyey.
kkk khaatumow hadaa dagaal sokeeye diyaar utihiin anagu umanihin caqli iyo garaad nagu filan baa ilaal nasiyey ,adeerayalow inaa dhimanatan marabtaan dhulkina difacan maysaan ,7 sano baa reer hargaysa lascano haystaan meeye xaniinyiihii aad cadowgaaga iskaga fujin lahayd ,waa idin kukataq iyo ooyacada iyo garowe kusoo meraysanayee ..majerteen waxay balan qadayaan inan Idoor tukaraq nocodhaafin qurun kooda ninki garabsinaya waa ladagamaynaa.asc
doqonkan xunee ina cali shire ee dabangaalaha u eg aragtidisad ka garataa inu neef yahay mar kastoo tolki lo adeegsanayo uunbaba media lagu arkaa inta kale sidii naag laqabo oo waliba maqbiyo ah baa aqalada looga yimaada markastoo dibin daabyo lala doonayo iyo ceeb uuna iska fahmaynin kaliya aya lasoo istaajiya mediaha bal ufiirsada idinku nacas nacas dhalay damiir iyo dhibic dhiig ah laguma oga meel daran alle ku gee doqonkiiyow.
waa nacas u weyn nacasyada sababtoo garoowe u joogana waa qamirga uu ka helaya mj maalinkasta Allah dhimashadiisa hasoo dadajiyee.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
baroorta dhaafaa wax iska dhiciya !!