Faroole Oo Ganacsade Reer Puntland Ah Jidh Dil Ugaystay Iyo Waraysi Puntland Yaa Dumiyay (Halkan Ka wada Daawo Video Iyo Cod Sudaan Jaamac Hassan Ibraahin)
Ganacsadahan ayaa waxaaalgu magacaabaa Badal Abdi Hussen Waxaana uu ku noolaa magaalada boosaaso isagoona lagu tirin jiray ganacsadayaasha waawayn ee boosaaso kadib markii weerar ba an ay ku soo qaadeen koox ka amar qaadata faroole ayna kala baxeen hoygiisa ganacsade Badal ayaa waxaa loogu gaystay xabsiga jidh dil iyo in ay curyaamiyaan xubnaha qof ka bili aadamka uu ku socdo isagoona maalinba maalinta ka danbaysa ay xaaladiisa sii xumaanayso.
Halkan Hoose Ka Daawo
Waxaan ka waraysanay Suldaan Jaamac Huseen Ibraahin waxaan uu noo sheegay in uu nin kaasi uu ahaa nin muwaadin ah ayna soo weerareen qolyo qawleesata ah oo ka amar qaadata faroole ayna kala baxeen hoygiisa ninkan ayaa waxaa uu ahaa ganacsatada ugu waawayn magaalada boosaaso ahaana nin afgaaban oo aan umada islaamka ah dhibin.
Hadalkii Suldaanka Halkan ka Dhagayso
Waxaa uu lahaa Xaas iyadona ay u haysay 2 cayaal ah kadib markii videogan ay heleen ciidamada ka amar qaata faroole ay soo weerareen ilaahayna ka ka bad baadiyay dhibkii ay la maaganaayeen waxaan ay ku sugan tahay hada magaalada muqdisho xaaskiisii waxaan uu sheegay in shabakada codka shacabka ay waraysi ka qaado maadama ay tahay qof dhibane ah oo odaygeediina laga afduubtay hantitiina ayku maqan tahay cabdiraxmaan faroole.

Suldaanka ayaa waxaa uu waxuushnimo ku tilmaamay nin aan waxab galabsan intii hantidiisiina la dhacay reerkiisiina duulaan lagu yahay in ay tahay wax ka baxsan xaquuqlinsaanka isagona hay adaha u dooda xuquuqulin saanka kacodsaday in arinkaas wax laga qabto ninkan umada shacbiga gumaadayana meel laga saaro.
Naaji@allssc.com
allssc@allssc.com
allssc@hotmail.com
allssc3@gmail.com
Short URL: http://allssc.com/?p=31102














waa wax aad looganoxo faroolena ma aha soomaali waa nin awoow giisii dhulka yimi marka ciise m denbiga uu idiin soojiido dusha urita
waa yaab dadku waa isku mid muxuu kawada faroole arintan
waxaankula talin lahaa dhibanaha hadaad tahay cumar maxamuud waxaad usheegtaa arin taad prs gaagaab isaga yaakuu hii linayee hadii aad tahay m/jeeteenka kaalena naga tag waxba kula talin maynee adiguba waxnama tar tide