Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dhagayso Kulankii Jaaliyada Khaatumo Iyo masuulinta Khaatumo ee ku sugan kenya dhex maray (dhagayso)

Kulan balaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada maamulka khaatumo ee dalka kenya ayaa waxa lagu qabtay hotelka caalamiga ah ee madiina Mall ee magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya,waxana xafladani ka qeyb galay djhmaan madaxda maamulka khaatumo,oo uu ugu horeeyo madaxweynaha 1-aad Ee mamulka khaatumo Cabdi nuur bindhe Qaaje,iyo masuulinta kale oo uu kamid yahay wasiirka Xidhidhka caalamiga ah.

 

BY:mohamed abdulahi Khaolif(shine)

Nairobi Kenya

halkani Ka Dhagayso Sida ay udhacday xaflada

Short URL: http://allssc.com/?p=32620

Posted by on Jun 30 2012. Filed under Wararka, Waraysi. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery