Daawo:SNM Oo Kaniisad Aqoonsi Ka Raadsatay Kana Duceystay Baaderiga Reer Sweden
Baadariga Ulf Christiansson oo Kaniisanadaha Dalka Sweden ka-heesa qaadana heesaha loo yaqaan (Gospel)ee gaaladda Kaniisadaha ka qaadan,caana ku ah inay ka duceystaan Siyaasiinta Reer Yurub ee xisbiyadda siyaasada u-tartamaya,ayaa waxaa dhacday in Fanaankan Baaderiga ah uu heeso guubaabo ah oo loogu duuceynayo Somaliland u qaaday wefdi uu hogaamiye kuxigaynka siilaanyo C/raxmaan Seylici oo sida Filinka ka-muuqad aad arkaysid,isagoo madaxa u-luxaya kuna qanacsan ducadda Gaalkan Baaderiga iyo kooxdiisa ka tirsan Kaniisaddaha Sweden ugu duceynayaan SNMta in shirka Dawladda Somalia ay London kula yeelaan uu guul khogaamiye kuxigaynka SNMta oo la duceysanaya Baaderigana lana qaadaya heesta loogu duceynayo SNMta inay aqoonsi-helaan.
Xigasho Badweyn.com
Xigasho Badweyn.com
Naaji@allssc.com
naaji2008@hotmail.com
Short URL: http://allssc.com/?p=31758












