Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Beesha Shariif Xasan oo Si aad uga Carootay Naaneesta Shariif Xasan”Kana Baxday Shir Caalami ah”(Daawo Videoga Xiisaha Badan)

Istanbul(Allssc): Kulankiii dhawaan ka dhacay magaalada Istanbul shirkii somalida ayaa gabar soomaliyeed oo qudbad ka jeedinaysa ku dhawaaqday magaca Shariif Sakiin kasoo sababay in ergadii Beesha Raxaweyn isaga baxaan shirka taasina sababtay in shirka dibu dhac xoogan ku yimaado ergadana aad u carowdeen.

Odayaal dhaqameedyo si aad u tageersan Shariif Xasan Sheekh Aadan balse Majaxaabintiisa darteed loogu bixiye shariif sakiin ayaa shegay in ay ka danbeyso arintaasi siyaasad isla markaa aan u dul qaadan doonin.

Halkan Hoose Ka Daawo Sidii Wax U Dhaceen

Halkan Ka Daawo

 

 

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=30960

Posted by on Jun 8 2012. Filed under Khatumo2, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Beesha Shariif Xasan oo Si aad uga Carootay Naaneesta Shariif Xasan”Kana Baxday Shir Caalami ah”(Daawo Videoga Xiisaha Badan)”

Qormadaada

Photo Gallery