Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Askar Hore Uga Tirsanaan Jiray Maamulka Garoowe Oo Si Buuxda Ugusoo Wareegtay Maamulka Khaatumo State ( Daawo Maqal Muuqaal).

Tukaraq(Allssc): Ciidamo hore uga tirsanaan jiray Maamulka Garooweoo si buuxda ugusoo wareegay Maamulka Khaatumo, dhanka kale Maamulka khaatumo ayaa si Gacmo furan kusoo dhoweeyey.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Muuqaalkan Waxaa Qaadam Maxamed Cabdi-nuur Xaashi

Allssc3@mail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=30972

Posted by on Jun 8 2012. Filed under Fikradaha, Khatumo2, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Askar Hore Uga Tirsanaan Jiray Maamulka Garoowe Oo Si Buuxda Ugusoo Wareegtay Maamulka Khaatumo State ( Daawo Maqal Muuqaal).”

  1. maansha allah waxan joogaa tuka.raq waxan leeyahay guul Maah maah somaliyed aya ahayd majeerteen intuu nabada kugu yeelo colaadda kuma yeelo

  2. MARYAN

    maansha alaah waa war lagu farxo base waxaan waxaad gudateen waajib idin saaraa ee hadayicina hana kabixina garabka walaalihiin iyo doowladiina khaatumo ah waxaan filayaa inaydan udarsan doonin cadaalad daradii faroole iyo aflagaadadii uu kuhayey reer khaatumo waxaanu leenaha faroole ku dhimo cadhadaada (muutu biqaydika.). Haddii nin yahay siyaasi doqon ah waa Faroole.

  3. MARYAN

    maansha alaah waa war lagu farxo base waxaad gudateen waajib idin saaraa ee hadayicina hana kabixina garabka walaalihiin iyo doowladiina khaatumo ah waxaan filayaa inaydan udarsan doonin cadaalad daradii faroole iyo aflagaadadii uu kuhayey reer khaatumo waxaanu leenahay Faroole ku dhimo cadhadaada (muutu biqaydika.). Haddii nin yahay siyaasi doqon ah waa Faroole.

Qormadaada

Photo Gallery