Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Aqoonsi raadintii Jabhada SNMta Oo Isku Badashay Calaacal Iyo Aflagaado Loo Geysto Umada Somaliyeed(Daawo Hoyada Somaliland oo calaacaleysa)

Muqdisho(Allssc) Haweeney ku hadleysay magaca jabhada SNM ee  waqooyi galbeed Somalia ayaa waxaa la sheegay inay dhulka ku jiiday meelna ugu dhacdey oo ayna ku hadashay hadalo meel ka dhac ku ah dhamaan Shacabka Soomaaliya iyadoona ku tilmaantey Soomaaliyeed inay yihiin kuwo aan nabada jecleyn islamarkaana ay beeshu caalamku ku qasaarineyso waqti iyo qarash badan meel aanan wax nabada ah ka soo socon.

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Adna Aadan Ismaaciil oo dhawaantaan ka hadashay kulan ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Beljimka oo ay beesha caalamka kaga codsaneyso in lagu aqoonsado maamulka SNMta ee  Soomaaliland ayaa waxay ku dheeraatay in  maamulka SNMta Soomaaliland ay tahay meel nabad ah oo ayna ka jirto dimoqraadiyad sax ah islamarkaana ay tahay inay beesha caalamku ay aqoonsato gooni isu taaga Soomaaliland, Laakiin intaas ka dib ayey haweeneydaas waxay usha la dhacday dadka Soomaaliyeed oo dhan iyadoona ku sheegtay inay Soomaaliya tahay wadan fashilmay iyo guri argagaxiso iyo mid burcad badeed iyo dagaal oogayaal islamarkaana aysan maamulka SNMta ee Soomaaliland la midoobeyn dad ku sifoobay noocaas, Waa kuma caqliga saliimka ah ee rabo inuu la midoobo alshabaab, ama burcad badeed ama dagaal oogayaal ma jirto mana dhacayso arintaas ayey si caro ku jirto ay u tiri haweeneydaas.

Laakiin arinta la yaabka leh ayaa waxay ahayd inay haweeneydaas ay ku canaanatey beesha caalamka inay waqti iyo qarash badan ay ku bixiyeen inay Soomaaliya ay dowlad ka dhalato laakiinse ay ku guul dareysteen, in ka badan 18 jeer ayaad u sameyseen dowlado kala duwan oo aad magacyo ugu yeerteen, 28 dowladood ka badan ayaa xeebta Muqdisho ka degay si aad nabada ugu soo celisaan Soomaaliya laakiin waad ku guuldaretsateen oo way shaqeyn weysay arintaas ogolaada guuldaradiina ayey tiri haweeneydaas, iyadoona sababta ay arintaas u shaqeyn weysay masuuliyadeeda dusha uga tuurtey dadka Soomaaliyeed oo ay ku sheegatay inaysan diyaar u ahayn oo aysan rabin nabada. Haweeneydaas ayaa sidoo kale u sheegtay beesha caalamka inay lacag bilyanis oo doolar oo canshuurta dadkooda ah ay ku qasaariyaan dal aan wax rajo ah ka soo socon iyadoona sheegatay inay wanaagsan tahay inay la shaqeeyaan oo ay aqoonsadaan Somaliland oo ay tiri waa mid ka ifafaalo wanaagsan dalka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

 

 

Ugu dambeyntiina iyadoo hadalada haweeneydaas ay meel ka dhac iyo niyad jab ay ku yihiin dadka Soomaaliyeed ee waqtiga dheer dadaalka ugu jirey inay mar kale arkaan Soomaaliya oo lugaheeda isku taagtey ayaa waxay haweeneydaan sidoo kale ay ku beerlaxawsatey beesha caalamka inay jiraan boqolaal kun oo dhalin yaro reer SNM ah( Soomaaliland)  oo rajeynaayey inay arkaan aqoonsi wax ay ugu yeertey Soomaliland laakiinse aysan wali dhicin arintaas iyadoona dhalinyaradaas loogu baqayo inay ku biiraan argagaxisada iyo burcadbadeeda Soomaaliya hadaan deg deg loo aqoon san ay dhici karto arintaas ah inay ku biiraan kooxahaas ayey tiri haweeneydaas oo ku tilmaantey arintaas hadey dhacdo mid u xun aduunka oo dhan.

Maxamed Wali

Allssc Muqdisho

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=30957

Posted by on Jun 8 2012. Filed under Fikradaha, Khatumo2, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

11 Comments for “Aqoonsi raadintii Jabhada SNMta Oo Isku Badashay Calaacal Iyo Aflagaado Loo Geysto Umada Somaliyeed(Daawo Hoyada Somaliland oo calaacaleysa)”

  1. jamaal

    umada somaliyeed ma sidaas baa la i saga iibiyaa war anagu cid an ilaahay ahan kama baqno wana is ku kal soonahay aqoonsigayagana tab iyo xeelad jidkasta wan u maraynaa lakin adiga ninmankii hawiye ee qufulku ku xidhnaa waxay kaga fadhiyan fankii beena ahaa ee aad tidhi waxanu nahay bridge ka is ku xidha north and south in aad xinin yeheedi iyo kartideedi la timaado kaga ma fadhiyan in aad tidhahdo is lan baa sidaa tidhi iyo oday baa sidaa yidhi .markay ogadan in ad lugo xun_xun oo jilicsan leedahay caqli idinkala kaxayn mayo ee bal beenta ha ku badinina

  2. war yaaa Jamaal horta nacas baad tahay waxaana aan kuugu cadaynayaa inaad nacastaya adaa isa sheegay oo qoraalkaaga ayaad isku sheegtay bal gaalo iyo kuwii ilaahay nacayna waad u ordaysaa oo dhilifkaad ruxaysaa kuwii kula dhiiga ahaa iyo kula diinta ahaana waad ka cara raysaa markaa waxaad cadaysay inaad gaalada kacabsataan ee hal mid baan adeer kuugu darayaa inanyar baad tahay oo laabta xaar looga buuxiyee soomaali waa hal mid oo waa haldiin oo waa haldhaqan ama ooya ama hayooyina ama islaan meel keena ama oday xun meel keena dalkana wixii utalin jiray baa utalinaya waakuwama kuwaa u talin jiray waa daarood xashiish foqol xashiiish uf yahay waa ufee

  3. khaatumaawi

    kkkkkkkkkkk naagtaan hadalkeedu wax kasoo qaad maleh cidina arrimaha somalia wax ka waydiin mayso iyadaa ku xiiqaysa

  4. Jamal Boston

    Habartan ma waxay qiranaysaa in Half a million dalinyaro oo alshabaab iyo terrorist ah ay somaliland ku sugantahay?

    Mise waxay u hanjabaysaa caalamka hadii aan la aqoonsan Somaliland in ay noqon doonaan Terrorist State?

    Somaliland oo baryahan danbe si naf lacaari ah wax ku raadinaysa ayay tanina mid ka tahay si xun wax u doonka ay baryahanba wadeen. waxaan ognahay in maamulka Siilanyo uu BEEN iyo MAAWEELO mudo aad u dheer ku hayay shacabka intooda wax magaratada ah ee reer somaliland.

    tusaale hadaan idin soo qaa to, shirkii Stanbuul ayaa waxaa laga wareystay wasiirka armada dibada ee maamulka SL. waxaa la weydiiyay sidii loogu soo dhaweeyay madashaas hadii ay yihiin maamulka SL.

    waxaa uu ku jawaabay in si heer sare ah oo sidii dowlad la mid ah soomaliya oo kale loo qaabilay loona fariisiyaya goob kagadisan goobaha maamul goboleedyadu fadhiyeen. sigaar ahna loola dhaqmay PMka Turkiga, UNta, IYO Madaxda kale ee Yurub iyo Mareykanka.

    waxaase nasiib daro ah in ninkan dhan ee wasiirka sheeganaya ee waliba qurbo joogta ahaa uu beenta intaa laeg u sheegay bulshada SL. wuxuu ilaaway ama iska indho tiray in warbaahinta caalamka oo dhan ay goobtaas ku sugnaayeen every secondna picture ku iska dabo dhacayey. Labo maalmood kadibna waxaa khadka Internetka la soo galiyaya wasiirka iyo ragii kale ee lasocdayba oo dhexda uga jira Urura rayidka bulshada iyo haweenka halkaansa
    waxaa markale ku fashilmay taktikadii beenta ahayd ee ay SL kula dhaqmaysay dadkeeda iyo caalamka oo idil.

    Gabagabadii waxaa habartan Madaxweyniihii hore ee cigaal ka geeriyooday kula talinayaa in iyadoo maanta cimrigaas joogta aynan sixun wax ku raadine ilaahay toobadiisa ku soo dhawaato oo ay tasbiixdeeda gabin.

    Mida kale waxay run ahaantii wax wayn u qabatay shacabka reer hargeysa ama SLba oo ay u dhistay Cisbitaal weyn oo lagu haqab beelay walow lacagtii cigaal dhacsadey oo xaaraan ah oo xoolihii dadweynaha ah lagu dhisay cisbitaalkan hase yeeshee wax tar uun u noqday dadka ku nool dhulkaa.

    MRS ADNA please dib ugu laabo hawlaha waxqabadka caafimaadka taasaa karaamo kuugu dhawe. Soomaliyana ha shareysan waa walaalaha oo maanta caalamka dhan indhaha ku hayaan ee ka tali sidii ay SL xaqiiqada ugu soo dhawaan lahayd oo maaweelada caruurta loo soo afjari lahaa. looguna soo biiri lahaa Somaliweyn.

    WORD TO SIILAANYO ADMINISTRATION.
    PLEASE DON’T INSULT HE INTELIGENCE OF THE POEPLE OF SLAND.
    THEY DESERVE BETHER THAN BEING TREATED AS THEY ARE PUNCH OF KINDERGARDENS.

  5. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahay waan ku qoslay war habartan haday wax garanayso candhadeeday qarsan lahady ee waxba ha u jawaabina, waxay ku leedahay waa in lana aqoon sadaa, maxaa la aqoonsadaa malada magaalo. Na orod oo iska xeexo kuwii nimanka ahaaba wax keeni waaye.

  6. habertan madow oo midgaanta u eg waxba tari mayo nacnacdeda waa haber daaleyn oo soo jeed ku riyoneysa naa seexo somalia waa mide

  7. maxamed

    sc waxaan jirta in uunan jirin shir caalimi ah waa shir ay ku qabsadeen belgamka uu meel xaafaduhu ku shiraan lagu qabtay waana isaal riyoonaysa waxaad lasocotaan meel walbana waxay ka qortaan dadaka inta xunun ee yurubiyaanka ah oo lacag siiyaan oo yidhaahdaan noo shaqeeya markaas miyeynan ogay in aduunku wax ka ogaaday soomaliya oo beesha isaaq loo yaqaano soomaaliland wayna ogyihiin hogaamiyaasha ay leedahay miyaan LA MIDOOBAYNAA ee al-shabaabka inay yihiin isaaq markaas islaanta ay shirka ugu qabteen vvn ta iska daaya

  8. ISAAQOOW HABRAHA HADIMADA IYO HAGARDAAMADA KADAAYA WAA HOOYOOYIN SOOMAALIYEED GURIGAYNA KU FIICANYIHIINE HABAR FAYDAN OO U FAYDATA KUFAAR IYO GAALO BEEJAQABA HORAA WAX LOOGA FAAIIDO LOOSHEEGAY OO WAA CADAAB IYO CIRIIIRI ADUUN EE MAXAA HABARTA DABADA LOOGA RIIXAYAA AQOONSI WAA AQOONTII ILAAHAY NAGELIYEY MARKUU INA ABUURAY EE XOR BAAD TIHIIN OO SOOMAALI BAAD TIHIIN OO MUSLIMBAA LAWDA YAHAY EE HADAAD DOONAYSAAN INAAD INGIRIIS IYO GAALBEEJAQABA WAX KUNOQONAYSAAN HORAAD UGUNOQONLAHAYDEEN EE RAACA WALAALIHIIN OO YAAN MARDANBE HOOYOOYIN LASOOKALIFIN

  9. khaatumaysan

    ubax midgaha meel hawga dhicin, waa soomaali ,jecel midnimada iyo wada jirka soomaali

  10. ADNA WAXA WEEYE NAAG KIRISTAN AH OO AAN ISLAAM AHAYN MASUULNA KA AH IN AY GAALAYSO CIDII AY HESHO WELIBA IYADA INAADEER KEED CUMAR IN DHOOLE OO AY KLABADUBA YIHIN KISTAN MARKA WAXA FIIC NAAN LLAHAY INTAY CITIRAAF RAADINAYSO IN AY ISLAAMTO OO AY NAFTEEDA NAARTA KA XORAYSO SIDA MAANTA AY U RAADINAYSO CITIRAAF BERINA WAXAY U DOODI DOONTAA DADKA KIRISTIYANKA AH EE KU NOOL HARGEYSA LAA KIIN MARKALE AYEY GARAN DADKA QABYAALADU QAADATAY

  11. TO CIDII CITIRAAF DOONAYSA SUBXAANA LAAH WAXA WEEYE HADII TAASI SOCONAYSO WAAA IN AY ISKU RAACAAN BEELAHA DEGA WAQOOYI OO DHAN HADII TAAS LA HELI LAHAA LAMABA HELAYEE WAXA UU ADUNKU EEGI KARI LAHAAYEEN MANA AHA CITIRAAFKU XOOG IYO TAYDA AYAA SOCO NAYSA ADUUNKUNA MA AHA DAD JAAHILKA AH ARINTAAS LAA KIIN INAY NAFTOODA DHIBAAN MA AHA AMABA DAALIYAAN SIDA ISAAQ UU QABYAALADA U TAAGAN YAHAY AMBA AY WAX UGU LAYNAYAAN XAALKU MA AHA E WAXA KA FIICNAAN LAHAYD IYAGA OO AAN DAGAAL QAADIN CIIDAMO ISAAQ AH OO CADAW NIMO WAX KU LAYNAYA QABYAALADNA SOO URU RIN IN AY ISLAAX WAX KU RAADIYAAN AYEY AHAYD LAA KIIN DHINICII XUMAA AYAY KA EEGEEN SHALAY WUXUU LAHAA SIILAAN YO WAXAN KA DAGA;ANAY DULI MAANTANA QAB YAALAD AYU WAX KU DILAYAA WAXASE NASIIBDARO U AH SIILAANYO WAXAN KU GARAADSADAY ISAGOO JAM HAD AH LAAYA REER BUUHOODLE MAANTANA TII UUN BUU WADAA LAA KIIN AAD IYO AAD AYUU U NASIIB DARAN YAHAY WALAAHAY WAAYO QOF DHIIG ISLAAMAAAD IYO AAD U JECEL OO AYQABYAALADU KA XOOGBADAN TAHAY SUBXAANA LAAH AAD IYO AAD AYUU U NASIIB DARAN YAHAY ILAAHOW MEESHUU JOOGO AYAAN KAA MAGAC GELAYAA ANIGA IYO WIXII AWLAADAYDBA IN AAD KA ILALISO MEESHAAS OO KALE ACUUDU BILAAH

Qormadaada

Photo Gallery