Abwaan/Aqoonyahan Cabdirisaaq Sheekh Cumar Oo Ka Hadlay Heshiiska Dowalada Federaalka iyo Jabhda SNM U Bilaabmay Aragti Cilmiyeysana Ka Bixiyey(Dhegeyso)
Allssc; Mudane Cabrisaaq Sh Cumar oo ah aqoon yahan ahna abwaan u dhashay Khaatumo State of Somalia kana mid ah dadka odorosa Siyaasada Soomaliya ayaa tafaasiil ka bixiyey shirka jabhada SNM dhowaan kusoo hoos fadhiisatey dowlada Federaalka Soomaaliya kadib markii loo sheegay in aqoonsi inta cirku u jiro uu u jiro looguna goondiyey hadaanay sida ugu dhakhso ah ula saanqaadin isbedelka ka socda Soomaaliya laga joojin doono mucaawinada lagu siiyo hargeysa. Hadaba mudane C/risaaq oo arintaas ka hadlaya ayaad hoos kaga bogan doontaa fikradiisa ku saabsan heshiiskaas u bilowday Dowlada TFG iyo jabhada SNM.
Hooska Dhegeyso Ififaalaha C/risaaq ee cilmiyeysan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Dhegeyso Talo Uu Abwaanku usoo Jeedinayo Shacabka SSC ee Khaatumo State.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Short URL: http://allssc.com/?p=32421














soomaaliya hanoolaato oo hadheceen kuwa soomaaliya dhibaateeya oo gudaha iyo debadaba waxaa ilaaahay mahadiiya in maanta lasoogaadhay waqtigii uu waa cusub ubaryey oo ay xaqiiqsadaan bulshada caalamku in ay soomaaliya kuhabsadeen kooxo ujeedooyin badana oo burbur iyo halaag u horseeday dhamaan soomaaliya iyo wadamada deriska oo dhamaantood ay wax kaquseeyaan arimaha ay bulshada caalamka ay kawado dhamaan gudaha iyo dibadaba waxaana cadaatay in ay khaatumostd ay kamidtahay ladhabarta iyo halboowlaha dhuugu qulqulo ee soomaalya oo ay sandule kaga dhigtay kuwii beenta iyo qiyaaliga ku maaweelinjiray beeshooda kana beensheegay in soomaaliya iyagu wax yeeli karaan midnimadeeda iyo karaamadeeda ilaahayna uukashifay beentaa iyo damacaa kusalaysan huuhaada iyo qar iska tuurka waxaan hanbalyo iyo bogaadin udirayaa dhamaan SHACABKA XALAASHA AH EE UHURAY DHIIGOODA IYO MAALKOODA SHARAFTOODA EE KHAATUMOSTD OFSOOMAALIYA IYO MAAMULKEENA KHAATUMOSTD OFSOOMAALIYA