Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

War Deg Deg Ah: Sarkaal Lashaqeyn Jirey SNM Oo Reer Khaatumo Ah Oo Kasoo Baxay Jabhada SNM Ee Laascaanood Joogta (Video)


Buuhoodle(Allssc): Sarkaal magaciisa layidhaado Cabdilaahi Askar Axmed oo kasoo jeeda Khaatumo state mudana u shaqynayey jabhada marin habowsan ee SNM, ayaa kadib markii uu adkaysan waayey tacadiga lagu hayo shacabka gobolka Sool kasoo baxay Jabhadii uu shilimaadka ka qaadan jirey si toos ahana ugu soo biirey maamulkiisa xalaasha ah ee Khaatumo State. Cabdilaahi Askr Axmed ayaa ugu magacownaa jabhada SNM taliyaha Laanta Nabad gelyada wadooyinka Gobolka Sool & madaxa Shilalka Gobolka Sool.

Arnitani maaha tii ugu horeysayse hase yeeshee waxay tusaale u tahay caadaqaatayaasha weli shacabkooda u cabiidibnaya jabhada qabiilka iyo caadifadu dastuurka u tahay ee SNM, ee uu hogaamiyaha ka yahay oday Siil-aanyo.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Video waxa iska leh DarwiishTv

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=28984

Posted by on May 15 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

5 Comments for “War Deg Deg Ah: Sarkaal Lashaqeyn Jirey SNM Oo Reer Khaatumo Ah Oo Kasoo Baxay Jabhada SNM Ee Laascaanood Joogta (Video)”

  1. Darwiish

    ASC all haa sidaas ayaa la rabaa soo hoobta midh midh labo labo.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.l.k.l.l.k

  2. Waxaan uubatayba tolkay oodda soo jebiye, horgallada ku hadhay oow waa idin sugaynaaye

  3. kalshale

    Habqankaagii hadba qaar yimid maalin aan sii dheerayn waxaynu sugaynaa fuaad aadan cade iyo xaabsade oo lugaynaya

  4. daraawiishta duusha

    kkkkk kalshaale inadero labadaas duli ina xaabsade iyo fu aad aadan cade waa laba duli inagama qabato, waynu biraynaynaa

  5. AxmedSomali

    Salaamu calaykum

    waa marka hore e mujahidiinta KHAATUMO STATE CIDNA WEERAR KUMA AHA. EE DALKOODA AYAY DIFACAYAAN .. MAASHA AALAAH

    WAA MARKA LABAADE WAA DAD JECEL SOMALINIMADA IYO MIDNIMADA… THE SOMALI UNITY IS MUST

    WAA DAD AWOOW ILAA KA AWOOW U SOO DAGAALAMAY XOREYNTII SOMALIDA WAQOOYIGA.

    marka waxa saaran ninkasta oo somaliya in uu taageero khaatumo.

    waa mida kale ee qabiilada somaliyeed ISAQ KALIYA AYAA DIIDAN SOMALI WADA JIRKEEDA

    VIVA SOMALI UNITY.

    hadaan nahay daaroodka dega kilinka shanaad sida OGAADEEN , BARTIRE , GERI KOOMBE , XAQA AAD KU TAAGAN TIHIIN WAAN IDINKU RAACSANAHAY.

    DHULKIINA DIFAACDA , DAD´KA DERISKA AHNA DHULKOODA HA UGU TAGINA.

    TAASI WAA XAQ

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery