Prof:Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Ambabaxay Nairobi Laguna Soo dhaweeyay Muqdisho
Waxaa magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya ka ambabaxay Prof: Cali Khaliif Galay oo mudooyinkii u danbeeyay joogay dalka kenya ayaa saaka aroornimadii ka duulay nairobi isagona ka dagay magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya .
Prof: Cali Khaliif Galaydh socdaalkiisa waxaa ku waheliyaya xumna kale o ka tirsan maamulka khaatumo state of somaliya waxaa halkaas ku soo dhaweeyay bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada muqdisho sidoo kale waxaa soo dhawayntiisi ka qayb qaatay siyaasiyiinta iyo ururka dhalinyarada khaatumo state waxaa sidoo kale goobta ka muuqanayay golaha sare ee dhaqanka khaatumo state of somali.
Sawirada iyo videoga soo dhawaynta Prof: cali khaliif kala soco Allssc.com
naaji@allssc.com
allssc3@gmail.com
allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=28812













SOODHAWOOW MUJAAHID WAXAAN HAWADA KUSOOMARINAYNAA ANAGOO AH DHALINYARADA KHAATUMOST IYO WAXGARADKA KHAATUMOST EE GALBEEDKA YURUB SALAAN QAALIYA OO XANBAARSAN WADANIYADNIMO IYO MASUULIYAD NIMO SOOMAALIYEED OO XALAALA ILAAHAYNA WAXAAN KAAGA BARYEYNAA IN AAD KU GUULAYSATO QORSHAYAASHA IYO CILMIBAASHISTA DHEER EE AAD U HURTAY DADKAAGA IYO DALKAAGA WAXAANA ISKA ILAWNAY WIXII DADKA KALA DILAAYEY OODHAN IN AY AHAAYEEN DOQOMO SOKEEYE IYO CADAWGA KHAATUMST OFSOOMAALIYA OO KU DHAMAADAY FASHIL IYO CEEB ILAAHAYNA HAJEBIYO CADOWGAAGA IYO KAN KHAATUMOST IYO KAN SOOMAALI WAYN OO DHAN WAXAA SEEXAN WAYEY OO AANU OGNAHAY CADOWGII UMADA KHAATUMOST OO CABAADKII KADHAMAADAY IYAGOO MAGACAAGA MARKAY MAQLAAN DHIIGOODU XUNBEEYO XAARKUNA KADHAMAADO VIVA DR ALI KHALIIF GALAYDH IYO DR ALI CIISE CABDI IYO ALL KHAATUMOST OFSOOMAALIYA