Ogaysiis Muhiima Dhamaan jaaliyada Khaatumo State Ee London Uk.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Khaatumo State Ee Cariga Uk inay imaan Doonto 12 May magaalada London Wasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada & Qoyska Ee Khaatumo State ASIYA FARAH HASSAN waxaanay Kulan Balaadhan Kula qaadan doontaa dhamaan jaaliyada Uk DIMOND HOTEL LONDON 12-05-2012.
Hadaba waxaa Lagu wargalinayaa Dhamaan jaaliyada Khaatumo Inay ka qayb qaataan Kulankaasi oo ay wasiiradu kaga hadli doontop arimo kusaabsan dhanka horumarka iyo isku xidhka jaaliyadaha maamulka khaatumo.
Wixii faahfaahina ee intaa dheer kala xidhiidh Ururka Hablaha Dhalinyarada Khaatumo Ee SUROS London Uk.
CONTACTE NOMBERS
FARTUUN ISXAQ | 07946648110
AXMED JIRKAAN | 07949112918
Short URL: http://allssc.com/?p=28644













maasha alaah hanbalyo hanbalo waxan leeyahay ilahay hakadhigo kii lagagaadho guul iyo barwaaqo shirka kadhicidoona uk ee lagusoo dhawaynayoWasiir Kuxigeenka Arimaha Bulshada & Qoyska Ee Khaatumo State ASIYA FARAH HASSAN