Ka Dalkiisa Nugleeya Oo Naafeeyoo Kala Tuura – Nabran Ee Aan Is Ogayn – Iyo Nacamlihii Daba Joogaba – Naxariistii Ilaah Iyo Noloshu Waa Ku Khasaaree- Yaa Iftiinka Ku Naara ( Dhagayso Murtida Maanta Ee Allssc ).

Allssc(Allssc): Murtida Maanta waxaan ksuoo qaadanaynaa Gabayga  Abwaanka weyn ee Jamac Kadiye ee uu kaga hadlayo Ka Dalkiisa Nugleeya ee Iibisa ee dhaafsada Sandareero yar iyo Nacamlaha Daba Jooga. Abwaanak waxa uu si toosa u dul istaagay Daba Qoodhiga Dalkiisa iyo Dadkiisa sida Naftiisa U Dulowday U dulaynaye misana aan Isba Ogayn. Waxaa uu sidoo kale Abwaanku tilmaamayaa Nacamlaha sii daba jooga kaas Dadkiisa iyo Dadkiisa Nugleeyay.

Abwaan Jamac Kadiye ee Gabay Ku Cabiraya Waxa Uu Yidhi

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Like!
0
allssc Kaligii Duul - Kaligii Duul
allssc has written 4122 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>