Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Banaanbixii ugu weynaa ee lagu taageerayey midnimada Somaaliya oo ka dhacay Washington DC, USA (Daawo Videoga Cusub)

DC(Allssc) Waxaa maalintii ay taariikhdu aheyd 17.05.12 ka dhacay magaalada Washinton ee cariga Mareykanka Banaanbax aad u weyn oo lagu taageerayo midnimada Somalia lagagana soo horjeedo kala go,a  Somalia.

Banaanbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen dadweynaha ka soo jeeda maamulka Khaatumo State of Somaia ee ka kala yimid dhamaan magaalooyinka Mareykanka iyadoo uu noqdey banaanbaxii ugu weynaa ee ay  somali  dhigto  oo ka dhacay Mareykanka.

Halkan Ka Daawo Video Cusub

Halkan Ka Daawo

Halkan Hoose Ka Daawo Video Hore

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=29294

Posted by on May 19 2012. Filed under Jaaliyadda ssc, Wararka, Youtube. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Banaanbixii ugu weynaa ee lagu taageerayey midnimada Somaaliya oo ka dhacay Washington DC, USA (Daawo Videoga Cusub)”

  1. Guuuuuuuuuuuuuleysta khaatumo guuuuuuuuuuuuul. Halkaasaan ka wadaynaa dadaalka waa inaan aduunka tusnaa codkeena mansha alaah guuleysta.

Qormadaada

Photo Gallery