Ardayda Khaatumo State Ee Ku Nool Boocame Iyo Tukaraq Oo Qaadacay Kana Soo Horjeestay Inay Imtixaanda Ku Galaan Magac Aan Ahyn Khaatumo State Jeex Jeexayna Waraaqo Garoowe Looga Keenay(Daawo Video)

Kadib Markii dhowaan ay booqasho ku tageen golaha madaxtooyada Khaatumo State, magaalooyinka Boocame iyo Tukaraq ayay waxay kulan la yeesheen qaybaha kala duwan ee bulshada. Waftigan oo uu hogaaminayey madaxweyne Axmed Karaash ayaa kulankii ay la qaateen ardayda wax ku barata magaalooyinka Boocame iyo Tukaraq ayay halkaas waxay ardaydii ay la kulmeen u acadeeyeen madaxdooda inaykasoo horjeedaan inay ku galaan imtixaanada magayada maamul goboleedyada hareeraha ka xiga Khaatumo State oo caadaystay inay shacabka Khaatumo State ku madax badsadaan markay deeqaha raadsanayaan, markay wax helaana duudsiya shacabka reer Khaatumo.
Ardaydaasi waxay madaxda Khaatumo State hortooda ku jeex jeexeen waraaqo laga soo daabacay Garoowe oo horay ay hoosjiifayaasha faroole keeneen degaanadaas iyagoo ujeedadooduna ahayd inay liiska deeq raadsiga u kor dhiyaan maamulka Garoowe.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Akhriso Iskuulada Hoose Dhexe ee aan Jirin Ee Puntlan Ku Baryo Tagto
Halkan Ka Akhriso Iskuulada Dugsiga Sare ee aan Jirin Ee Puntlan Ku Baryo Tagto
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=29636













WARYAADHA DHOLBAHANTOOW XAARKA ISKADUWA HADAAD RAGTIHIIN BAROORTA ITO XAARKA IDINKADA AAYA ISKA DAAYA WAAYO WAXAAD UKALACARARTAAN ILAA XAAWO IYO AADAN NINKALE IYO QOLAKALE BAL EEG MEEYE KUWA\ KUJIRA MAAMULADA HADAJIRA IYO KUWIIHOREBA MAXAY YIHIIN WUXU MAGARACYAAA MISE MABA ABUURA DADKAN MARBA MEEL LOOGA YEEDHO WARYAADHA ILMADAFLE MAXAANCUNAA IYO KAASAA IIHILAACAY ISAAMINA OO NAGADAAYA CALOOL XUMADOODA MASAAKIINTA ILAAHAY BADAY SHIRSHOORE OO MAXA MUUD SALEEBAN IYPO HABAR XABUUSHAAD UKALA DHUUNTA BAA HALKAA IDINDHIGAY EE MADIXIINA MAYRAX KUXIDHA INTA CAAFIMAAD QABTAAY OO KA ILBAXA FATAALADA AFQUDHAC XAABSADE INACALISHIREINCAMAYGA BUUHOODLE IYO DHAMAAN FATAALADA UXERAYSAN HABRAHA IYO FAROOLE FARUUR MEESHANA WAXAA LAGUNOOLAA 21 AYAA MAAMULADAASI CARUURTOODA KABIILANAYEEN EE DAGAALAMA ISNA AAMINA HADIIKALE UFKALAFATAALA INACALISHIRE IYO XAABSADE IYO ODAYGA IIMAANKALA EE CAMAY BOOHOODLE
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo yaaa uga futo xun , ayaga uunbaa dadka ka hadhay siday awalba uga hadheen KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKkk
puntland4ever