Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Waxgaradka Cumar Max’ud oo Marlabaad U Digay C/raxm’n Faroole Iyo Faroole oo Beri MeelMarsanaya Sanad Iyo Waliba Dastuur uu Gacantiisa Ku Qortay (Dhagayso)

Gaalkacyo(Allssc) 14 Abriil 2012

Waxgaradka Beesha Cumar Maxamuud ayaa sida Fiinta uga qayliyay kororsiimada halka Sano iyo waliba Dastuurka uu Gacantiisa ku qortay Cabdiraxmaan Faroole.  Kulan balaadhan oo maanta ay isugu yimaadeen Beesha Cumar Maxamuud ayaa diiday kana soo hor jeestay Jujuubka Cabdiraxmaan Faroole, waxana ay digniin culus u  direen Cabdiraxmaan Faroole inuu ka wanatoobo qaska uu wado.

Dhanka kale Cabdiraxmaan Faroole ayaa dhagaha ka furaystay Baaqyada ka imanaya gobolada Karkaar Bari iyo waliba Gobolka Mudug isaga oo bari meel marsanaya Qorshayaashiisa Qarsoon.

halkan Ka Dhagays Hadalo kooban oo aanu idiinka hayno Kulankii Maanta:

1- Nabadoon C/casiis Yuusuf Aw-Xaarin

2-Nabadoon Maxamuud Maxamed Bille (Kalajaban)

3-Sidoo kale Nabadoon Xasan Maxamed Dhurwaa

4-Jeneraal Cali Baadiye

5-Cabdiqani Shancad

Halkan Hoose Ka Dhagayso Hadaladii Oo Koob Kooban

Halkan Ka Dhagayso Qudbado Goos Goos ah

Cismaan Qandala Allssc Garoowe Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=26803

Posted by on Apr 14 2012. Filed under Fikradaha, taariikh, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery