Waraysi Xildhibaan Gaadhhaye Oo ka Hadlay Datsuurka Soomaaliya la Doonayo Iyo Xulista Baarlamaanka Cusub Iyo Maamulka Khaatumo State of Somalia (Dhagaysi Haboon)
Nairobi(Allssc): Xildhibaan Mohamed Saleebaan Botaan gaadh haye ayaa waraysi siiyayashabakada codka shacabka ee allssc ayaa waxaa uu kaga xogwaramay dastuurka la doonayo in lagu dhaqo umada soomaaliyeed iyo sidoo kale xulista baarlamaanka cusub ee soomaaliya iyo maamulka khaatumo state of somalia.
Abdiwahaab mohamed Abdi
naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=27601












