Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

WARAYSI XIISO BADAN WASIIRKA HIDAHA IYO TACLIINTA MAAMULKA AWDAL STATE OF SOMALIA (DHAGAYSI HABOON)

Minneapolis(Allssc): Wasiirka hidaha iyo tacliinta maamulka awdal state of somalia ayaa ka xog waramay  xaflada wayn ee loogu dabaal dagayo  sanadguuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay maamulka awdal state.

 

Sidoo kale wasiirka ayaa ka hadlay kulankii dawlada somaaliya iyo maamulka awdal state  kadib markii  uu muqdisho tagay Madaxweynaha Awdal State Rashiid Aw Nuur iyo madaxweynaha soomaliya shiikh shariif shiikh ahmed .

 

Waxaa kale  oo uu sheegay  wasiirka  hawl galo ay sameeyeen ciidamada awdal state ayna ku soo qab qabteen  saraakiin maleeshiyaadka SNMta  dhawaan  laga soo qabtay  magaalada gabiley.

 

 

DHAGAYSI HABOON WARAYSIGII  WASIIRKA

Halkan Ka Dhagayso

 

Cabdiwahaab Maxamed Cabdi

 

Naaji@allssc.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

 

 

Short URL: http://allssc.com/?p=26494

Posted by on Apr 12 2012. Filed under Fikradaha, Jaaliyadda ssc, taariikh, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery