Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Sawirka Maanta Jabhad Siilaanyo Oo Jaah Wareeray ( Ishaadaa Kuu Macalin ah).

Hargaysa(Allssc): Dhakafaarka haystay Hogaamiyaha Jabhada SNM Siilaanyo ayaa ah mid had iyo jeer Odayga Da’da ah Oogadiisa ka muuqda Subax iyo Galaba.  Jabhad Siilaanyo oo subaxa uu banaanka u soobaxaba laga dheehdo Dhibaatada ka muuqata dhafoorkiisa ayaa hada waxa Xasuus la”aan iyo Xis Xanuun ku riday Xaalada Faraha kasii baxaysa ee Burco iyo Hargaysa.

Jahwareerka ayaan ku koobneen Siilaanyo oo kaliya balse waa mid wada saameeyey Horgalayaasha Jabhada SNM, sababaha ugu waaween ee keenay Dhakafaarka ayaa la odhankaraa Dhaqaaalo Xumo, Maamulka Jabhada SNM oo la odhan karo waa isku guda dhacay, sidoo kale waxan ka maqnayn diidmada qayaxan ee Beelaha Isaaq  kaga soo horjeedaa Beesha Habar-Jeclo oo Beelaha kale ee Isaaq u arkaan Beel ku mamtay Xukunka Jabhada SNM.

Sidoo kale Siilaanyo waxaa Soojeed iyo Jiifba u diiday Maamulka Khaatumo iyo waliba Awdal State maamuladaas oo ka taaba galay deegaanada SSC iyo waliba  Awdal iyo Salal. Iskusoo wada duuboo Siilaanyo ayaa laga yaabaa in  uu dhowaan U  Huleelo magaalada Muqidsho halkaas oo uu rabo inuu gorgortan la galo Dowlada Federalka Somaliya ka hor intaan lagu kala dhaqaaqin Xukunka Jabhada SNM

 

 

 

 

 

 

 

 

 

KA Dhiibo Ra’yigaaga Sida uu kuula muuqdo Jabhadaka Weyn ee Siilaanyo

 

Aamina Waris Allssc Hargaysa Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=27439

Posted by on Apr 23 2012. Filed under Khatumo2, taariikh, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

23 Comments for “Sawirka Maanta Jabhad Siilaanyo Oo Jaah Wareeray ( Ishaadaa Kuu Macalin ah).”

  1. anaa kuu taliya

    cabaad weynayaal ama magac dumar la baxa ama ku habreed
    koleyba anaa kaa masuula ee
    maawelada naftaada jilicdasan ka daa

  2. odaygaan burco boodhwayn inuu iska fadhiisto ayuu ku wacan yahay kana baxo siyaasada ileen ma wadi kareee!!!

  3. mid kale siilayno ma is weydiiyey isagoo dawladii somaliya madax ka ah wax jamhada snmku kalifay inuu abuuro ,ha ogaado siilanyo wuxuu markaas raadinayey in qof walba radinayo qabiil walbana raadinayo markaas muxuu ula yaabayaa khatumo state , waxay raadinayaan waxaad adigoo dawlada aad ku qanic weyday markaa ma khatumaa ku qancaysa waaaaaaaa waaaaaaa waaaaaa maay may waaaaamay ?

  4. waar waxaas oo dhan intaad iska dhaaftaan walalayaal waxa idinla gudboon inaad iska dhaaftaan inta waqtiga isgaga luminaysaan somaliland waxa idiin fiican inaad danahiina qabsataan waayo maanta waxa lagu haystaa xoog laaska iyo buhoodle markaas xagaad leedihiin waxbaa xamar tagya adhi baa tahiin ku darsoo kiina xooga ku haysta buhoodle waa mid idinka ka mid ah oo aan laaluush la siiyo si u idiin baabi’iyo markaas waxa fiican inaad danihiina iska qabsataan

    • Khatumo state 'LAMA TAABTAAN'

      HABAR JECLO
      ADIGOO HABAR JECLO AH BAAD DADKA ADHI KU CAAYAYSAA!!!!
      ADHIGU WAA KII XOOLAHA KUU AHAA, WAXAAD DADKA UGA CAQLI YAR TAHAYNA WAA SIDAAD ADHI U RAACAYSEY AMA CAANIHIISA
      U CABAYSEY!!!.
      ODAYGAN WAASHAY BAA IDIIN TALIYA!!. AWELBA H/J MA MIYIR QABIN
      WAABA TII OO ODAY WAALAN OO ASAASAQ AHI U TALIYO!!!.
      ANIGA ARAGTIDAYDA, ODAYGU WAA KA DHIGAY EE MAALMAHANBA
      MALAA DHAKHTAR BUU YAAL.
      MAR DHOWNA WUXUU KU BIIRAYAA CADAABTA AY KU JIRAAN DEMBIILE YAASHII UU XULUFADA LA AHAA EE KA HOREEYEY, WAAD GARANAYSAAN KUWAA?????.

  5. wuxu u egyahay oday geeribay siyaasad aanu waxba ka aqoon buu badaxa la galay ha kaasarto ee ka xaaxaabi ala maxaa jah wareer haysta war hooy aan kuu taliyo ee isu kaysoo dhiib

  6. sawirka siinlaanyo wuxuu u muuqdaa nin leh hoogayey

  7. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK CEEEEB.COM SNM WAAA yabantahay goooooooooood pluss guuuuuul reer ssc

  8. kalshale

    waxaa la yidhi beryahan danbe sida uu u joogo ayaa maskaxdu isku yaacaysaa markaas ayuu madaxa labada gacmood sarayaa oo indhaha ka wiriq wiriq siinayaa sidii lax bilaawe aragtay haddii uu sidaas sameeyana waa in sariirta si deg deg ah loo geeyaa.

  9. mohamed

    tani layaab maleh maxaa yeelay qoom habro utaliyeen waligeedba tanoo kale ayaa udambeyn jirtay? laakiin wali laysma gaarin waxa idin dambeeyaa kadaran.

  10. KHAATUMO 4LIFE

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk odeygan waa confuse.com
    KALSHALE aad ayaa iiga qoslisay kkkkkkkkkk

  11. war iyagaa oday xafaayad xiran wax udhiibtay soo inuubaroorto maaha mada gacmaha saaro madaxa ooheedha habar jeclo waxdhaama miyeey iska waayeen odayga qarfay buurmadoow baasheegay maalintii laroortay inuu xafaayad xiran yahaykkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhaduu waashay oo ay iswada haystaan walee cuqubaa idinku socota dhexdiinay kadhacaysaakkkkkkkkkkkkkk idoor wagaashow

  12. marka hore waxaansalaamay hawl wadeenada web ka.allssc.com markaxigtana umada kasoojeeda khaatumo khayr.marka xigatana somali wayn aniga waxaa iimuuqata wax awalba aan islahaa way dhicidoonta oo aytahay hadii somalia dawlad somaliya kadhalato incasimada laysku arkidoono laakin waaxaa nacasnimo ah ninkii isagoo banaan taagan lagaga cararo silanyo na qiilbuu haystaa kamadanbays tana inuu xamar kadago ayuu odhanayaa inaan goosano ayaandoonaynay wana naloodiiday waxii dhacay hadhacane tolow muqdisho guri makulahaa?waanidinsalaamay somaliyeey

  13. Khatumo state 'LAMA TAABTAAN'

    WAXAAN U MALAYNAYAA MEESHII DADKU MARKA AY SAKARAADTUL MAWDA ARKI JIREEN MEESHA SUGAYSA, IN ISAGA HADABA LA SII TUSAYO!!!LOL.
    SI KASTABA HA AHAATEE, ODAYGU WAA KHARIFAY, WAANA SOCDAA
    EE FUTO-XUN XAGEE AADAYSAA IIDOOR KII KALENA MA RABAANE????.

  14. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa sax waa runtaa

  15. warsame

    Waar masaad ka hadal haysaan SNM oo gabalkeedii dhacay iyo Siil-caayo oo asaasaqay KKKKKKKKKKKKKK walaalayaalow waxaas wakhti ha iskaga luminina waaba galbadeenee.

  16. maalintii khaatumo la sameeyey ayaa anigoo jooga magaalada Toronto Canada oo la fadhiya group oo u badan beesha isaaq ayaan waxaan ku dul tiryey Tix gabay ah oo intay la yaabeen qaarkood xanaaqeen , se 3bilood kadib maanta nin waliba uu tixdii uu ku luuqeeyo kkkk
    Jan/15/2012 waxaan idhi sidan

    ” Isma oga Siiraanyinyo sacabkii loo tumay’e
    Isma oga somaliland iyo saylada loo wado’e
    isma oga sacad muuse iyo reer saylicigu’e
    isma oga seefaha lala dhaciyo soolojoog’e
    markaas halkaas ka dhaadhicyey tixdaas baa xanaaq meeshii ka dhacay

    waxaan hadaba uga gonleeyahay arintan horta reer khaatumo ahaan yeynaan Isaaq buun buuninin waayo waxaa jirta siyaasad maraykanku ciyaaro markuu rabo inuu dagaal qaado waana in la buun buunayaa cadowga si cadowgu khatar isu moodo , ciraaq,afganistan iyo lliibaya ba uu la ciyaaay , se hada inagu ma aha in aynu Isaaq kabo aanu waligiis xidhanin xidhana doonin hadba aynu u galino , nin baa waxaa laga hayaa in uu yidhi < waar mayd maxaa u danbeeyey waxaa la yidhi kaas la siido , Isaaq waa walking dead maanta Siyaasad ahaan , dhaqaale ahaan, cudud ahaan , , waxa kaliya ee ku hadahay waa Afka nool itaal baran baro , hadalkooda inaga daaya oo khaatumo state hala kiciyo , mida xigta yaan lala doodin isaaq from now on
    bye

  17. siilayo waabwashay maxaa laga hadalhayaa xabashii baa uhadhay aakhiro iyo aduun ba waa lago cadaabayaa alah kuuma yasiro

  18. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    sxb ma anigan xooga kugu haysta ayaa itaal baran baro ah mise adiga oo aan gurigaagi kaso dagi karin cali khaliif waa nin idinka ah car ha yimaado laas caanod ama meelaha aan maamulno bal in hawada laga eegi waayo
    horta adigu ha hadlin daar-oodkii kale ha hadlaane
    goortaad sool naga saartid ayan noqonaya itaal baran baro
    hub doono toloy yaa door-ood ahey dheh iyo yaa somali aheey
    nin is huba somali aleylehe beesha snm (isaaq) aya laga helaa
    snm ku caaya ayad isleedahay ee wad ku mahadsantihin waanu ku faanaba mansha alaah rag dheh snm
    hadana snm ragii ahaa aya sool ka talin doona haduu daar-ood wax ku tari waaya hawiye iyo koon fur oo dhan soo kaxayso
    nin is hubaa waa S NM
    viva SNM
    hadanaana SNM ka dhalan xayeesh ayan ahaan lahaa

    car comentigaygaha samixina
    hadaad rag tihin
    mar kasta wad masaxdaane
    hadalkaygii ayad masaxaysaan oo gantaal idinku ahe bal kawarama inagoo dagaalna iskaga hornimid
    allow isaaq maka dhashay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waan idin salaamaya

  19. Darwiish

    Jirka burcow dagaal waa gelin danbe . Dhulbahante waa ku buurta kugu hortagnan jiray .sagarada mag tedan ka qaday curuur ayad tahay tarikhda dib u raac. mahaysaa tirikhgdi cali dhux iyo gabayadiisi hadad maqashid dabacayuunow idoornimo kuma aad fante.laskana inkasta ha igu qadatee waan xorayn insha alah.

  20. ah ha ha adeer nin riya raac ah muxuu ka garanayaa geel laraaco adeer malaa wuxuu odaygu ilaabay in uu habr jeclo yahay ee waxaad tidhaahdaad adeer burco iyo riyhiii reerkiiina ayaa adiin dan ah

  21. dulmidiid

    waxaa layidhi waxaad ceebta moodaa nin bay caadadiisa tahay.
    ninbaa magac ka dhiganaya habar jeclo anigu markaan ciwaan kii sa arkay ayaan go aan saday in uu cunsiri cuqdad qaba yahay;
    wali ciyaadu bilaah.

  22. waan ka filaynay cabaad waynuhu inuu la imanayo jaah wareerkaa laakiin halkaa waxa kamuuqata inuusan odaygu lahayn tol iyo dad kanaxaya

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery