Sawirka Maanta Iyo Isbadalka Muuqaaleed Ee Ku Dhacay Hogaamiyaha Jabhada SNM “Siilaanyo” (Sawir)

Hargaysa(Allssc): Isbadalka weyn ee ku dhacay Hogaamiyaha Jabhada SNM  Mudane Siilaanyo ayaa ah mid laga dheehan karo Sawirkan, waxaana uu daahfur yahay Sawirkan Walwalka iyo Walbahaarka haysta Hogaamiyaha Jabhada SNM “Siilaanyo”. Siilaanyo aya waxa uu curyaan ka noqday dhanka Mooraalka.

Iskusoo wada duuboo Sawirkan maanta ayaa qofba waxa uu tusayaa Xigmad gooni ah, hadaba Akhristow dhankaaga maxaa uu kuula muuqdaa Sawirka maanta ee Siilaanyo.

Hadaba HAlkan Hoose Ku Dhiibo Ra’yigaaga.

 

Aamina Waris Allssc Hargaysa Somalia

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allss.ccom

Like!
0
allssc Kaligii Duul - Kaligii Duul
allssc has written 4140 awesome articles.

Comments:

29 Comments

  1. buuhoodle April 13, 2012 at 2:13 pm - Reply

    waxaan filayaa inaanay tani ahayn waxyaabaha kuqarsoon hogamiyaha isaaqland lkn ay jiraan xanuuno kale sida maskaxda iyo waliba dhinaca mooraalka oo liita arintaan waxa sheegay qaar kamida siyaasiyiinta iyo oday dhaqameedadooda

    • jibuty April 13, 2012 at 10:43 pm - Reply

      war odaygan dhig yoo cabka aya talaliya oo illahay haa u tobo keen
      ne

  2. waraabe April 13, 2012 at 2:19 pm - Reply

    waxani silaanyo waxba yeeli maayaan photo shopkani laakiin waxay ka markhaati kacayaan aqoontiina iyo caqliyada illaah idiin dhaliyey inta ay le,egtahay waxay cay iyo aflagaado ku tahay saxaafada, waxay ihaano ku tahay bulshada idin soo booqata waxaanse sugaynaa bal kuwii dhoohnaa ee meeshan soo geli jirey waxay ka yidhaahdaan

  3. farah mohamed April 13, 2012 at 2:32 pm - Reply

    Wuxuu aniga iila eegyahay sawiran Siil-Caanyo nin tegey oo maskaxda ka dhintay, Umaleyn maayo inuu raagayo. Waxba kacanta uguma jiraan sida ka muuqata; wixii wax u ah waxa musawirkani ka baryayaa in la geeyo dhulka lagu hayo dadka xiska lumiya. He looks he is on deadly drugs. Kanu teg ku kale mooyee!!!

    • qorsho April 13, 2012 at 4:42 pm - Reply

      TO waraabeina bureeqa ilaahay xagiisa ayuu ka haligmay waxa laga hdlayaa imagka qofku waxa uu turjumaa qofku waxa uu yahay laakin imagku ma ah mid wax laga weydiiyey qof isagoo kale ah e waxaa wax laga weydiiyey duriyadii shiq ismaaciil si kasta ha uga jawaabeene yaa ku yiri soo gal isagoo kalaa tahay oo waali aad ka wada simantihiin inaad ka jawaabto cidi kuma weydiin ee orod daroogadaada iska cun yay kuwa isagoo kali kaa damaysane ha ku habsaamin odaygan waalidii calaamadehedii ku dhamaaday ee ay kasoo if axday ha isku deyey dhasiiska dayac diifta aanu waxba gacanta ku hayn ee aiibay ee dhafoofkiisa kamuuqda ha u soo gelin difaa adiga iyo isaguba iyo dhamaan isaaqland ba iyohoog aan dhamaan ayaa idiindambaayn xageed u irkan shirka aad soomalida lageleyso ma waxaad la tegi waxaan ahay dowlada isaaqlaan waxaa iska cad inuu ogaaday in uu gudcur gudayo hurdadii ka dhamaatay ayuu waxa uu ku waashay islahadal keligii ileen soomalidu ay is taqaane shariif ma waxa uu ka dhadhcinayaa isaaq ayaa leh somali laan marka dhibaatadu waa adinkanka liitee leexadu ku sidetee maxaa luray naftaadiii????????????????????iyo maan guracaniyogarasho jaan oo wax wax kadhegaysta ayuu waayey marka cajuuska calaamadihii lsamariska ayaa wejigiis hadheeyey.

  4. Libaax April 13, 2012 at 3:12 pm - Reply

    @waraabe Siil-aanyo isna wuxuu aflagaado ku yahay xilka madaxweynenimada. Waa xayawaan mentaly challenged oo xaqiiqdii caqli iyo waaya aragnimo labadaba ka liita, qof caqli lihina xil uma dhiibteen ee waydaan dhaamin idinkuna!

  5. Jijiga Soomaali Galbeed April 13, 2012 at 3:16 pm - Reply

    Kkkkkkkkkkk cudur xun ayaa ku dhacay alla ku dulee bal fiiriya sida uu madaxu u bararay tolow ma malax ayaa fadhida maskaxda??? Caqli xumo iyo curyaanimo xaga caqliga iyo jidhkaba ah ayuu isku darsaday waar Xirsi mee ayuu ku qarwaa habeyn kasta oo xitaa suuliga nin Xabashi ah oo la shaqeeya ayaa u kaxeeya isagoo futadu qoyan tahayna wuu soo celiyaa ilaah baa og wuxuu ku sameeyo waayo odaygan maskax maleh oo wuu ilaawayaa wixii second kahor dhacay.

  6. deeq April 13, 2012 at 3:41 pm - Reply

    Anigu horta tollow war badan baan helay manta halkana kuma soo gudbin karo hadii aan lakin wax idinka tab tabto mudo sacad ka yar waxanu kala tegney nin reer hargaysa ah wuxuna ii sheegay waxa jira iyo waxa haysta siilaanyo ee runta ah saad lawada socotana waxa uurkiisa ku jira siilaanyo iyo waxa uu afka ka sheego is male isu mana dhowa marka waxa saas ka dhigay waa waxa caloshiisa ku jira lakin uusan afka ka sheegi karin.

  7. darwiisha April 13, 2012 at 3:42 pm - Reply

    waxaan u malaynaya inaanu qumanayn waayo uma eka qof quman oo qaadikara masuuliyada umada xaqiiqa ahaantii waan aaminsanahay inuu ka dhintay xaga mooralka siduu sawirkiisu u egyahay khaatumaana ku noqotay wax uu lawareero lamana yaabayo inu isku bedelo mudadan kooban waayo waxaa la yidhi waxaadan filaayn iyo falaadhba naxdin leh fekerow magacaba .

  8. yogoor April 13, 2012 at 3:49 pm - Reply

    noo day madxweyna ha ilahay ha siiyo caafimad iyo cimri dherer calikhalif

    baa manta kawar wara badane ninka fidnada la wareegaye dabdadwareega

    mahad canbashe maal u fadhiya

  9. abdirahmn April 13, 2012 at 4:01 pm - Reply

    Sck waxn leyay de dhunihante intad habartamysan
    ed aflagado an melba gadhyn waden in qiyamuhu
    sogali waxa lagaxumado ah ib madaxweyne qaran sharaf mudn
    Shalyna marky abartu idilaynaysay isaga yidhi war anu qadne
    Lascanod geya hadad samada qabtb isaq sidas ubaydib
    uhos fadhiyaysn intu caqliginu sida ufikiryo

  10. daraawiishta duusha April 13, 2012 at 4:12 pm - Reply

    miskiin foqol miskiin wel wel miyaa saa ugalay , kk madaxii iyo daamankii baa kala dheeraaday , indhuhuna waadalacanyihin ,hurda la aan baa kamuuqata, arka rag ah ileen ciil uma dhinto. culays saaran fara badanaa , war dhulnahante isiilaanyo welwel iyo ciil baad kudisheen aakhirana wax uma yaaliin , ala nasiib daranaa,nolosha ku googo…mujrim baatahay …

  11. cabdi fataax jaamac April 13, 2012 at 4:17 pm - Reply

    hadaan fikirkayga ka dhiibtid dhiigyacab siilaanyo anigu markaan sawirka arkay waanba naxay waxaan is idhi aar ninkii maxaa ku dhacay hadaba haduu sawirkani yahay kiisii dhabta ahaa oo aan waxba laga bedelin waxaa xaqiiq ah inuu kusoo dhowyahay malakumowdkii ama xaqii ayaa kusoo degaya salaama

  12. faysal April 13, 2012 at 4:18 pm - Reply

    25-37 inkaarbaa ku gowdiday

  13. isaaq wase April 13, 2012 at 4:23 pm - Reply

    war siil-aanyo wa dhintay waxba lama jogo sxbyal hawshas way dhamatay 21 sano isaaq lahayen waxa nahay dal madax banan wakas siil-aanyo 5 wasiir ku sheeg oo uu hor kacayo caada qaate xaabsade si ay xaal marin u waydiistan madaxweyne shariif uguna biiran dawlada qaranka somaliyed marka siil-aanyo wuxu la welwelaya shacabka masaakiinta ah ee uu markii hore ku maaweelin jiray dawlad baynu nahay hadana uu dib ugu celiyey dawladoodii hooyo ee somaliya

  14. Aqsa April 13, 2012 at 5:01 pm - Reply

    Waxuu ila eg yahay qof waalan raba, oo isku dhac yaacey, kana soo baxdey cuqubadii naceybka iyo dhiiga ee uu u qabey bulshad weynta dhulbahte, inkaari kugu dhacdey oo dhimo asasaq isku xaara siil caanyo ,idoorna illahey ha jabsho amiin

    • rashiid April 13, 2012 at 8:25 pm - Reply

      iima laabna ayuu qaadayaa odaygu waa khalkhalay waa ka dhamaatay waxa buruud shiilay ama uu ka walaacsanyahay khaatumo iyo ciidankeeda awooda badan ama geesiyaashaa sidaasay inoo ahaanaysaa siilaanyoow ina dhilo

  15. s. sool April 13, 2012 at 9:43 pm - Reply

    waxuu u eg yahay jirjiroole shaydaan ah , dhiig yaboohsade
    inuu dadlaayo ayuu ka fekerayaa

  16. faysal gadhiq April 14, 2012 at 2:43 am - Reply

    19-24 suural qaarica allssc waa midig khaatumo state of somaalia waa midig aayadaa ayaan u honeeyay soomaaliya guul guul guulaysta

  17. cashuur April 14, 2012 at 4:27 am - Reply

    Lama huraan waan Somaliland, ama caytama ama aflagaado sameeya, dadkiina dhinac ka raaca walaalayaal oo caruurtiina u naxariista.

  18. faysal gadhiq April 14, 2012 at 5:26 am - Reply

    SIILAANYO KITAABKA ALLE AYUU BEEN UGU DHAARTAY CALANKA SOOMAALIYA DAWLADII INKAAR AYUU QABAA HADANA DAD MASAAKIIN AH AYUU WEERARAA MAR WALBA OO XOOLO DHAQATO AH OO UU DULMIYAA AWOOD AYUU NOO SHEEGTAY WAANA MUJRIM MUJRIMKU ILAAHAY DHIIGYA CAB MA JELCA IYO NIN INKAAR AYUU QABAA SIILAANYO

  19. muna April 14, 2012 at 6:15 am - Reply

    duqa jira aa ka muuqato ARDAAL.COM

  20. casuura April 14, 2012 at 7:35 am - Reply

    MARKAHOORE WAXAN SALAAMAYA DHAMAAN REER KHAATUMO ASCW salaankabacdi siilaanyo waxu umuuqda niin sonkari kadaadatay oosidu ugurilaaha garaanla haduusan sonkorta guriin waxa dhamaanayisa riiyadi qiiro jabaanta snm ta ee ahaayid waan gosanaayina lawaa lawaa maxaysamayinayaan waxay kuxukumidoonan nokeen citiiraf hadiikale bada iskuriid

  21. m.s.f rawe hargeysa April 14, 2012 at 8:52 am - Reply

    war cashuur goormaa laga tagay warkaa madan booqan wali buuhoodle iyo taleex adeer waad yaabi waxa hub yaala oo uu haysto dhul walba hante waa aniye ——————- teeda kale oadygiinanani habayn kuu cabaayoo waxaa istusa faysal cali waraabe markaasuu iska hadaaqaa ileen anba daris baanu nahay siil aanyo e marka ha dacaroonin cashuur khaatumo way dhaqaaqday sxb ha ku daalin
    long live khatumo state

  22. maxamuud April 14, 2012 at 9:51 am - Reply

    war kan sawirkiisa iyo aragiisa toona dooni mayno, caruurtu haday kan arkaan cuntada cuni maaayaan .dulli iyo darxumo u dhimo qabiilayste xanuunsanaya .jigjigaawi baa iga qosliyey isagoo qoyan buu soo celiyaa kkkk

  23. ssc boy April 14, 2012 at 12:41 pm - Reply

    libaax baa i qabtay qoyaana igama iman waa been waxadan ula yaabin ruuxan cantaynka ah ee waji gabaxa iyo walbaaharku haysto waxa u muuqday libaaxyada uu afka uga galay iyo riyadi benta ahayd ee socon waydey

  24. Khatumo state 'LAMA TAABTAAN' April 14, 2012 at 1:17 pm - Reply

    INNAA LILAAH.
    WAXAA KA MUUQATA DULI IYO IN UU DEMBI WEYN GALAY!.
    WAA NINKA DHABARKA U RITEY IN UU MASUUL KA YAHAY WAXA SOOMAALIYA KA SOCDA 21 SANNO. AAKHIRO XISAAB IYO ADUUNKII OO
    UU KHASAARE KAGA TEGEY AYAA KA MUUQATA.
    ISAGU SOCOY EE MA QUUSTAYAASHA SNM EE DEMBIILIAYAASHA AH EE
    IN KAAHIN UGU HOREEYO AYAA U BAAHAN IN LAGA SII SHEEGEEKO
    MAXA AY MALEEGAYAAN!.
    MA KU QUUSAN DOONAAN KHASAARAHA, DEMBIILE, SIILAANYO MISE

    QAR-ISKADUURNIMADII IYO KHASAARE KA NIIBKEENIDII IIDOOR BAY SII
    WADI DOONAAN????.
    MID KALE NA WAA SNM OO QAACIDANA AH SI AY SOOMAALI WEYN U SOO KABAN, BAL INA GODANE DAY!.
    (KU KALE MOOYEE, KANI GALBEY).
    SAAXIIBADDIISII XUN XUMAA BUU KA DABA TEGAYAA. WAA KUWII HOGAAMINAYEY JABHADIHII AMXAARADA AHAA EE USC, SSDF IYO SNM.

  25. DHeere Khaatumo Power April 14, 2012 at 2:53 pm - Reply

    kkkkkkkkkkkkkkkk Dhiigyacab He looks like HORROR shaydan Foolxun !
    allssc.com Dhiigyacabkan aduunka lagu ciqaabay maaha inad ugu yeedhan mudane lakin waxay ku haboonayd inad dhahdan waxa uu yahay Dhiigyacab,Dhagarqabe,Maatodoox,Beenaale,Qabiiliste,Qarandumis,Alcoholic
    Long live Khatumo state of Somalia.

  26. DHeere Khaatumo Power April 14, 2012 at 3:33 pm - Reply

    Heestii.. waa adigan liitee leexadu ku sidatee hadba gees u liicee kolba laan cuskanayee maxaa luray naftaadii Mr.Dhiigyacab siil-laanyo. lol

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>